{"id":15327,"date":"2026-10-25T15:09:12","date_gmt":"2026-10-25T15:09:12","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=15327"},"modified":"2026-10-25T15:09:12","modified_gmt":"2026-10-25T15:09:12","slug":"maxay-ka-wadahadleen-labada-guddoon-ee-bfs","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=15327","title":{"rendered":"Maxay ka wadahadleen labada guddoon ee BFS?."},"content":{"rendered":"<p><strong>Axad 25\u00a0 Oct 2026 {CBB}<\/strong>Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, oo uu wehliyo Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad ee Aqalka Sare Mudane Cabdullaahi Cali Xersi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac).<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_inline tdi_61 td_block_template_1 \"><ins class=\"adsbygoogle\" data-ad-client=\"ca-pub-8756589205009556\" data-ad-slot=\"1002323234\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"unfilled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_8_host\">Kulanka ayaa diiradda lagu saaray dardargalin howlaha Baarlamaanka, waafajinta xeer-hoosaadyada labada Aqal ee Dastuurka cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, si loo xaqiijiyo isku-duwidda howlaha sharci-dejinta iyo waafaqsanaanta habraacyada Baarlamaanka Federaalka.<\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<div class=\"google-anno-skip google-anno-sc\" tabindex=\"0\" role=\"link\" aria-label=\"Somalia News Updates\" data-google-vignette=\"false\" data-google-interstitial=\"false\"><\/div>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Sidoo kale, Guddoonka labada Aqal ayaa ka wada hadlay dhismaha Guddiga Adeegga Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo dhammaystirka xisaab-xirka miisaaniyadeed ee sannadka 2025, si loo guda galo akhrinta koowaad.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Kulanka waxaa sidoo kale goobjoog ka ahaa Xoghayaha Guud ee Golaha Shacabka iyo Ku-simaha Xoghayaha Guud ee Aqalka Sare, ahna Xoghayaha Guud ee ku-xigeenka Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Axad 25\u00a0 Oct 2026 {CBB}Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, oo uu wehliyo Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad ee Aqalka Sare Mudane Cabdullaahi Cali Xersi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac). &nbsp; Kulanka ayaa diiradda lagu saaray dardargalin howlaha Baarlamaanka, waafajinta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":15328,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-15327","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15327","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=15327"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15327\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":15330,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15327\/revisions\/15330"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/15328"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=15327"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=15327"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=15327"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}