{"id":15331,"date":"2026-10-26T08:03:59","date_gmt":"2026-10-26T08:03:59","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=15331"},"modified":"2026-10-26T08:03:59","modified_gmt":"2026-10-26T08:03:59","slug":"mw-xasan-sheekh-oo-ku-baaqay-in-la-garab-istaago-doorashada-qof-codka-ah-ee-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=15331","title":{"rendered":"MW Xasan Sheekh oo ku baaqay in la garab istaago Doorashada Qof &#038; Codka ah ee Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p><strong>Isniin 26\u00a0 Oct 2026 {CBB}<\/strong>Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Shacabka iyo Siyaasiyiinta ugu baaqay in ay garab istaagaan Doorashooyinka Dadweyne ee qayb kamid ah Dalka laga hirgeliyay in tan lagu doonayo in madaxda soo socota lagu soo doorto.<\/p>\n<div class=\"google-anno-skip google-anno-sc\" tabindex=\"0\" role=\"link\" aria-label=\"Galmudug leadership news\" data-google-vignette=\"false\" data-google-interstitial=\"false\"><\/div>\n<p>Waxa uu bogaadiyay Doorashooyinkii ka dhacay Gobolka Banaadir, Dowlad-Goboleedyada Koofur Galbeed, Galmudug iyo HirShabeelle isaga oo rajeeyay in maamullada kale in sidaas oo kale ay uga dhacdo Doorasho qof iyo cod ah.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-5485553666531996\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"unfill-optimized\"><\/p>\n<div id=\"aswift_2_host\">\n<div class=\"google-aiuf\" data-google-ad-efd=\"true\">\n<div class=\"goog-rentries\">\n<div><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in Soomaaliya ay kasoo kabatay dhibaatay kasoo gaaray dagaalladii sokeeye isla markaana ka gudubtay doorashooyinkii dadbanaa ee lagu soo doortay 6dii dowlad ee u dambaysay.<\/p>\n<div class=\"google-anno-skip google-anno-sc\" tabindex=\"0\" role=\"link\" aria-label=\"Somalia fishing industry\" data-google-vignette=\"false\" data-google-interstitial=\"false\"><\/div>\n<p><strong><em>\u201cWaxa aan aaminsanahay in rabitaanka Shacabka Soomaaliyeed ee doorashooyinka dadweyne in ay sal u yihiin billowga dimuqraadiyadda maadaama Shacabku rabo in uu codkiisa ku doorto dadka metalaya\u201d<\/em><\/strong> Sidaasi waxaa yiri MW JFS, Xasan Sheekh Maxamuud.<\/p>\n<p>Waxa uu intaas ku daray in si kasta oo siyaasaddu loogu kala aragti duwan yahay aanay lagu kala qaybsami Karin danta guud ee Dalka sida Doorashooyinka Dadweyne maadaama wadahadalladu ay yihiin kuwo marweliba socda oo la isku fahmi karo.<\/p>\n<p>Dhanka kale waxa uu dib ugu laabtay hadal uu dhawaan yiri oo ahaa in Taladu aan dhexda la dhigay isaga oo sheegay in uusan ula jeedin diidmada watashiga balse loo baahan yahay in la kala qaado talinta iyo tashiga oo ah labo arrin.<\/p>\n<p><strong><em>\u201cMarka aan leeyahay talo dhexda la dhigaayo ma jirto micnaheedu ma ahan Wadatashi in aan diidanahay balse waa in ay noo kala caddahay talinta iyo la tashiga\u201d<\/em><\/strong> Waxaa sidaasi yiri Madaxweynaha DFS, Xasan Sheekh Maxamuud.<\/p>\n<p>Ugu dambayn dadka ka aragtida duwan ayuu u dhigay gogol wadahadal isaga oo ugu baaqay in kawada hadalka masiirka Dalka uu yahay mid ku waajib ah qof weliba oo muwaadin ah sidaasi awgeed ay dhankooda aqbalaan wadahadal iyo wadatashi.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Isniin 26\u00a0 Oct 2026 {CBB}Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Shacabka iyo Siyaasiyiinta ugu baaqay in ay garab istaagaan Doorashooyinka Dadweyne ee qayb kamid ah Dalka laga hirgeliyay in tan lagu doonayo in madaxda soo socota lagu soo doorto. Waxa uu bogaadiyay Doorashooyinkii ka dhacay Gobolka Banaadir, Dowlad-Goboleedyada Koofur Galbeed, Galmudug iyo HirShabeelle [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":15332,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-15331","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15331","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=15331"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15331\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":15333,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15331\/revisions\/15333"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/15332"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=15331"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=15331"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=15331"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}