{"id":15334,"date":"2026-10-26T08:11:13","date_gmt":"2026-10-26T08:11:13","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=15334"},"modified":"2026-10-26T08:11:13","modified_gmt":"2026-10-26T08:11:13","slug":"maleeshiyaadka-laftagareen-iyo-as-ayaa-weeraray-saldhig-ciidanka-koofur-galbeed-ay-ku-leeyihiin-duleedka-baydhabo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=15334","title":{"rendered":"Maleeshiyaadka Laftagareen  iyo As ayaa weeraray Saldhig Ciidanka Koofur Galbeed ay ku leeyihiin Duleedka Baydhabo"},"content":{"rendered":"<p><strong>Isniin 26\u00a0 Oct 2026 {CBB}<\/strong>Maleeshiyaadka Cabdicasiis Laftagareen Iyo As ayaa saaka weeraray Saldhig Ciidanka Maamulka Koofur Galbeed ay ku leeyihiin duleedka Magaalada Baydhabo halkaas oo ay ka ilaaliyaan nabadgalyada Magaalada Baydhba.<\/p>\n<p>Ilo kala duwan ayaa warbaahinta CBB u sheegay in dagaalka kahor inta uusan dhicin in Ciidanka Maamulka Koofur Galbeed ee saldhigga la weeraray ku sugan ay wadeen howlgallo ka dhan ah Maleeshiyaadka Laftagareen\u00a0 As oo xogtooda ay sii heleen.<\/p>\n<p>Ciidamo gurmad ah oo isugu jiray Daraawiishta Maamulka Koofur Galbeed ee Baydhabo ku sugan iyo kuwa Federaalka ayaa dagaalka ku biiray waxaana lagu warramayaa in dib loo durjiyay Maleeshiyaadkii Laftagareen ee duullaanka qaaday.<\/p>\n<p>Ciidamada Ammaanka Federaalka iyo kuwa Daraawiishta Dowlad-Goboleedka Koofur Galbeed ayaa feejignaan la geliyay kaddib markii Magaalooyin dhowr ah ay gacanta u gashay maleeshiyaadka taabacsan Cabdicasiis Laftagareen.<\/p>\n<p>Ilo kale ayaa ku warramay in ay maqlayn jug culus oo la sheegay in ay ahayd duqaymo lagu beegsaday goobaha ay ku sugnaayeen Maleeshiyaadka duullaanka ku ah Magaalada Baydhabo ee la safan Madaxweynihii hore ee Maamulka Koofur Galbeed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Isniin 26\u00a0 Oct 2026 {CBB}Maleeshiyaadka Cabdicasiis Laftagareen Iyo As ayaa saaka weeraray Saldhig Ciidanka Maamulka Koofur Galbeed ay ku leeyihiin duleedka Magaalada Baydhabo halkaas oo ay ka ilaaliyaan nabadgalyada Magaalada Baydhba. Ilo kala duwan ayaa warbaahinta CBB u sheegay in dagaalka kahor inta uusan dhicin in Ciidanka Maamulka Koofur Galbeed ee saldhigga la weeraray ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":15335,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-15334","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15334","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=15334"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15334\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":15336,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15334\/revisions\/15336"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/15335"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=15334"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=15334"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=15334"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}