{"id":15337,"date":"2026-10-26T08:14:17","date_gmt":"2026-10-26T08:14:17","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=15337"},"modified":"2026-10-26T08:14:17","modified_gmt":"2026-10-26T08:14:17","slug":"dowladda-soomaaliya-oo-ku-dhawaaqday-natiijo-toddobaadyo-la-sugayey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=15337","title":{"rendered":"Dowladda Soomaaliya oo ku dhawaaqday natiijo toddobaadyo la sugayey"},"content":{"rendered":"<p><strong>Isniin 26\u00a0 Oct 2026 {CBB}<\/strong>Wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka Bulshada ee dowladda Federalka Soomaaliya ayaa soo saartay warbixin ku saabsan kiis ku saabsanaa qof loo karantiilay xanuunka Ebola. Warsaxaafadeedka wasaaraddu soo saartay ayaa lagu sheegay in \u201ciyadoo daba socota war-saxaafadeedkii ay soo saartay 12 Oktoobar 2026, waxay shacabka Soomaaliyeed la wadaagaysaa warbixintii ugu dambeysay ee ku saabsan muwaadinkii Soomaaliyeed ee la karantilay, kaddib markii la ogaaday inuu xirir toos ah la yeshay qof qabay cudurka Ebola oo ku geriyooday dalka Kenya 5 Oktoobar 2026\u201d ayaa lagu yiri war-saxaafadeedka.<\/p>\n<div class=\"google-anno-skip google-anno-sc\" tabindex=\"0\" role=\"link\" aria-label=\"Somalia News Updates\" data-google-vignette=\"false\" data-google-interstitial=\"false\"><\/div>\n<p>Wasaaraddu waxay sheeegtay in 12 bishan October ay ku guuleysatay in si \u2018badqab iyo sharaf leh loo karantiilo muwaadinka, iyadoo la geeyay Xarunta Karantiilka iyo Daaweynta Cudurka Ebola ee Isbitaalka Forlanini,\u201d<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Waxaa intaas lagu daray in qofka la marsiiyey laba baaritaan oo cudurka Ebola ah. Baaritanka kowaad ayaa lagu sameeyey gudaha Soomaliya halka kan labaadna loo diray dibadda.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Wasaaraddu waxay sheegtay in labada baaritaanba ay muujiyeen in muwaadinka laga waayay fayraska \u2018Negative\u2019<\/p>\n<p>Warka ayaa intaa ku sii daray in Intii uu muwaadinku ku jiray karantiilka, uusan muujin wax calaamado ah oo la xiriira cudurka Ebola. Waxaa sidoo kale la dhammaystiray muddadii 21-ka.<\/p>\n<p>\u201cWasaaradda Caafimaadka, iyadoo tixgelinaysa natiijooyinka labada baaritaan, dhammaystirka muddada dabagalka, xaaladda caafimaad ee muwaadinka iyo q\u00fcimeynta khatarta caafimaadka bulshada iyadoo la raacayo habraaca caalimaga ah xaqiijinta baaritaanada Cudurka , waxay go\u2019aamisay in muwaadinka laga saaro karantiilka, iyadoo la raacayo habraacyada caafimaadka ee u degsan dalka iyo kan caalamiga ah.\u201dayaa lagu yiri war-saxaafadeedka.<\/p>\n<p>Wasaaradda caafimaadka ee Soomaaliya ayaa sidaasoo kale xaqiijisay in ilaa hadda an Soomaalia laga xaqiijin cuduka Ebola.<\/p>\n<p>Wasiirka caafimaadka Soomaaliya Dr Cali Xaaji Aadan, ayaa BBC-da u sheegay in wali wadaan howlaha feejignaanta iyo u toga haynta xaaladda.<\/p>\n<div class=\"td-a-rec td-a-rec-id-content_bottom  tdi_63 td_block_template_1\">\n<div id=\"taboola-below-article-thumbnails\" class=\"trc_related_container tbl-feed-container render-late-effect tbl-feed-frame-DIVIDER\" data-feed-container-num=\"1\" data-feed-main-container-id=\"taboola-below-article-thumbnails\" data-parent-placement-name=\"Below Article Thumbnails\" data-pub-lang=\"en\">\n<div id=\"taboola-below-article-thumbnails-sca1\" class=\"trc_related_container tbl-trecs-container trc_spotlight_widget trc_elastic trc_elastic_above-the-feed-premium-card-fp-delta pad-down above-the-feed-placement\" data-card-index=\"1\" data-placement-name=\"Below Article Thumbnails | Injected 1\"><\/div>\n<div id=\"taboola-below-article-thumbnails-pl1\" class=\"tbl-feed-card trc_related_container tbl-trecs-container trc_spotlight_widget trc_elastic trc_elastic_thumbs-feed-01-delta\" data-card-index=\"1\" data-placement-name=\"Below Article Thumbnails | Card 1\">\n<div class=\"trc_rbox_container\">\n<div>\n<div id=\"trc_wrapper_9952358882\" class=\"trc_rbox thumbs-feed-01-delta trc-content-sponsored\">\n<div id=\"outer_9952358882\" class=\"trc_rbox_outer\">\n<div id=\"rbox-t2v\" class=\"trc_rbox_div trc_rbox_border_elm\">\n<div id=\"internal_trc_9952358882\">\n<div class=\"videoCube trc_spotlight_item origin-undefined textItem thumbnail_top videoCube_1_child syndicatedItem trc-first-recommendation trc-spotlight-first-recommendation trc_excludable\" data-item-id=\"~~V1~~-1296512592656537870~~Tz-kt19TH0UH0HVnY5n6aCZy7h9ayCXavRM6nq8QISyRXmHJIEg_m7qUtODUmVPjbmIzNr6FUAMRE3ABeko_hNr-YFXVQMGTDxeiwxSp7uBe__cmIV80EQK2HfchBJiE_avk0nOy_3SjGtrEs5qSswLjlUZVrxCPMzbv_S5UcZWsxgYMCYO0h0tSGXAMkLUdf0jOgGbFdmAkPb_6pdAxHw2vihSG-ifknugkDkKdhOigNjeq_SEt8EY1iizLo63j\" data-item-title=\"Save Hours Every Week With Clearer, Faster Writing\" data-item-thumb=\"https:\/\/cdn.taboola.com\/libtrc\/static\/thumbnails\/7e62d518bf3e344489f3013179d82896.jpg\" data-item-syndicated=\"true\">\n<div class=\"thumbBlock_holder\"><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Isniin 26\u00a0 Oct 2026 {CBB}Wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka Bulshada ee dowladda Federalka Soomaaliya ayaa soo saartay warbixin ku saabsan kiis ku saabsanaa qof loo karantiilay xanuunka Ebola. Warsaxaafadeedka wasaaraddu soo saartay ayaa lagu sheegay in \u201ciyadoo daba socota war-saxaafadeedkii ay soo saartay 12 Oktoobar 2026, waxay shacabka Soomaaliyeed la wadaagaysaa warbixintii ugu dambeysay ee ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":15338,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-15337","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15337","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=15337"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15337\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":15339,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15337\/revisions\/15339"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/15338"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=15337"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=15337"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=15337"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}