{"id":15349,"date":"2026-10-27T08:46:51","date_gmt":"2026-10-27T08:46:51","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=15349"},"modified":"2026-10-27T08:46:51","modified_gmt":"2026-10-27T08:46:51","slug":"raiisul-wasaare-ku-xigeenka-soomaaliya-oo-ka-qeybgalay-munaasabadda-xiritaanka-xafiiska-untmis","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=15349","title":{"rendered":"Ra\u2019iisul Wasaare Ku-xigeenka Soomaaliya oo ka qeybgalay munaasabadda xiritaanka xafiiska UNTMIS"},"content":{"rendered":"<p><strong>Taalado 27\u00a0 Oct 2026 {CBB}<\/strong>Ra\u2019iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa magaalada Muqdisho kaga qeybgalay munaasabad lagu soo xirayay Xafiiska Siyaasadda ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNTMIS).<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Munaasabaddan ayaa lagu soo afjarayay hawlihii xafiiska UNTMIS, kaas oo door ka qaatay taageerada geeddi-socodka siyaasadeed, nabad-dhisidda, dowlad-dhiska iyo xoojinta awoodda hay\u2019adaha dowladda Soomaaliya.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-3061530538061497\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"unfilled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_1_host\"><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Xiritaanka xafiiskan ayaa qeyb ka ah isbeddelka ku yimid qaabka wada-shaqeyneed ee Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay, kaddib muddo uu xafiisku ka shaqeynayay taageeridda hannaanka siyaasadeed iyo horumarinta hay\u2019adaha dowliga ah ee dalka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taalado 27\u00a0 Oct 2026 {CBB}Ra\u2019iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa magaalada Muqdisho kaga qeybgalay munaasabad lagu soo xirayay Xafiiska Siyaasadda ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNTMIS). &nbsp; Munaasabaddan ayaa lagu soo afjarayay hawlihii xafiiska UNTMIS, kaas oo door ka qaatay taageerada geeddi-socodka siyaasadeed, nabad-dhisidda, dowlad-dhiska iyo xoojinta awoodda hay\u2019adaha dowladda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":15350,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-15349","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15349","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=15349"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15349\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":15352,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15349\/revisions\/15352"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/15350"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=15349"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=15349"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=15349"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}