{"id":15353,"date":"2026-10-27T08:48:38","date_gmt":"2026-10-27T08:48:38","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=15353"},"modified":"2026-10-27T08:48:38","modified_gmt":"2026-10-27T08:48:38","slug":"dhalinyaradii-ka-badbaadday-khatarta-tahriibka-oo-loo-diyaarinayo-inay-badbaadiyaan-dhallinyarada-kale","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=15353","title":{"rendered":"Dhalinyaradii ka badbaadday khatarta tahriibka oo loo diyaarinayo inay badbaadiyaan dhallinyarada kale"},"content":{"rendered":"<p><strong>Taalado 27\u00a0 Oct 2026 {CBB}<\/strong>Hay\u2019adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka Soomaaliyeed ayaa magaalada Muqdisho kulan isugu keentay ku dhowaad 100 dhallinyaro ah oo dowladda Soomaaliya ay dib uga soo celisay dalal ay ka mid tahay Liibiya, kuwaas oo la kulmay dhibaatooyinka iyo khataraha tahriibka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Kulankan ayaa qeyb ka ah qorshe xal waara loogu raadinayo joojinta tahriibka, iyadoo diiradda la saarayo wacyigelinta dhallinyarada Soomaaliyeed iyo ka faa\u2019iidaysiga waayo-aragnimada dadka soo maray safarrada halista ah ee tahriibka.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-3061530538061497\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"unfilled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_1_host\"><iframe loading=\"lazy\" id=\"aswift_1\" tabindex=\"0\" title=\"Advertisement\" src=\"https:\/\/googleads.g.doubleclick.net\/pagead\/ads?client=ca-pub-3061530538061497&amp;output=html&amp;h=280&amp;num_ads=1&amp;adk=289886613&amp;adf=444151048&amp;pi=t.aa~a.829776362~i.9~rp.4&amp;abgtt=6&amp;w=696&amp;fwrn=4&amp;fwrnh=100&amp;lmt=1793090846&amp;rafmt=1&amp;armr=3&amp;sem=mc&amp;pwprc=3867275071&amp;tp=site_kit&amp;ad_type=text_image&amp;format=696x280&amp;url=https%3A%2F%2Fshabellemedia.com%2Fdhalinyaradii-ka-badbaadday-khatarta-tahriibka-oo-loo-diyaarinayo-inay-badbaadiyaan-dhallinyarada-kale%2F&amp;fwr=0&amp;pra=3&amp;rh=174&amp;rw=696&amp;rpe=1&amp;resp_fmts=3&amp;fa=27&amp;uach=WyJXaW5kb3dzIiwiMTAuMC4wIiwieDg2IiwiIiwiMTU1LjAuODA1OS44NSIsbnVsbCwwLG51bGwsIjY0IixbWyJHb29nbGUgQ2hyb21lIiwiMTU1LjAuODA1OS44NSJdLFsiQ2hyb21pdW0iLCIxNTUuMC44MDU5Ljg1Il0sWyJOb3QoQTpCcmFuZCIsIjI0LjAuMC4wIl1dLDBd&amp;dt=1793090846118&amp;bpp=1&amp;bdt=1090&amp;idt=-M&amp;shv=r20261023&amp;mjsv=m202610230101&amp;ptt=9&amp;saldr=aa&amp;abxe=1&amp;cookie=ID%3D2da71a48503eeef6%3AT%3D1793090381%3ART%3D1793090381%3AS%3DALNI_MZokWeUkw0F7EMFN0FwnkBP1PWtOQ&amp;gpic=UID%3D0000160ec19e07a2%3AT%3D1793090381%3ART%3D1793090381%3AS%3DALNI_MbJjj78tNyk_PnXbZEOw-u9p8tLaA&amp;eo_id_str=ID%3D6709d7fce9085fa6%3AT%3D1793090381%3ART%3D1793090381%3AS%3DAA-AfjYQ7u9ABu1kllzcs-qagfym&amp;prev_fmts=0x0&amp;nras=2&amp;correlator=4173608560293&amp;frm=20&amp;pv=1&amp;u_tz=180&amp;u_his=1&amp;u_h=768&amp;u_w=1366&amp;u_ah=728&amp;u_aw=1366&amp;u_cd=24&amp;u_sd=1&amp;dmc=8&amp;adx=142&amp;ady=1294&amp;biw=1351&amp;bih=641&amp;scr_x=0&amp;scr_y=0&amp;eid=31084128%2C95400480%2C95404663%2C95405779%2C95406273%2C95390278%2C95407149%2C122881837%2C31061690&amp;oid=2&amp;pvsid=93888265425411&amp;tmod=288046002&amp;uas=0&amp;nvt=1&amp;ref=https%3A%2F%2Fshabellemedia.com%2F&amp;fc=1408&amp;brdim=0%2C0%2C0%2C0%2C1366%2C0%2C1366%2C728%2C1366%2C641&amp;vis=1&amp;rsz=%7C%7Cs%7C&amp;abl=NS&amp;fu=128&amp;bc=31&amp;bz=1&amp;pgls=CAEQBBoGMS40MS4w&amp;ifi=2&amp;uci=a!2&amp;btvi=1&amp;fsb=1&amp;dtd=17\" name=\"aswift_1\" width=\"696\" height=\"0\" frameborder=\"0\" marginwidth=\"0\" marginheight=\"0\" scrolling=\"no\" sandbox=\"allow-forms allow-popups allow-popups-to-escape-sandbox allow-same-origin allow-scripts allow-top-navigation-by-user-activation\" data-google-container-id=\"a!2\" aria-label=\"Advertisement\" data-google-query-id=\"CPWP_ffn2ZcDFRI8yQIdreEpVQ\" data-load-complete=\"true\" data-mce-fragment=\"1\"><\/iframe><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Qorshahan oo uu hindisay Guddoomiyaha Hay\u2019adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka, Liibaan Cabdi Cigaal, ayaa ujeeddadiisu tahay in dhallinyarada dalka dib ugu soo laabatay laga dhigo hormuudka dadaallada looga hortagayo tahriibka. Waxay farriin toos ah gaarsiin doonaan dhallinyarada kale ee weli ku fikiraya inay naftooda geliyaan safarro halis ah oo aan la hubin halka ay ku dhammaanayaan.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha hay\u2019adda iyo mas\u2019uuliyiin kale ayaa dhallinyarada ka dhageystay xaaladihii adkaa, dhibaatooyinkii iyo caqabadihii ay kala kulmeen tahriibka. Waxay sidoo kale ka wada hadleen hababka ugu habboon ee bulshada looga wacyigelin karo khataraha safarrada sharci-darrada ah.<\/p>\n<p>Dhallinyaradan ayaa fursad u helay inay fikradahooda ku biiriyaan qorshaha, iyagoo ka duulaya waayo-aragnimadooda gaarka ah iyo duruufihii ku qasbay inay galaan safarrada halista ah. Waayo-aragnimadaas ayaa la doonayaa in laga faa\u2019iidaysto si dhallinyarada kale ay u fahmaan khataraha tahriibka ka hor inta aysan go\u2019aan qaadan.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa lagu heshiiyey in la xoojiyo iskaashiga u dhexeeya hay\u2019adda iyo dhallinyarada, lana dhiso gole ay ku mideysan yihiin dadka dalka dib ugu soo laabtay. Golehaas ayaa door weyn ka qaadan doona abaabulka iyo mideynta dadaallada wacyigelinta tahriibka.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-3061530538061497\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"unfilled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_2_host\"><iframe loading=\"lazy\" id=\"aswift_2\" tabindex=\"0\" title=\"Advertisement\" src=\"https:\/\/googleads.g.doubleclick.net\/pagead\/ads?client=ca-pub-3061530538061497&amp;output=html&amp;h=280&amp;num_ads=1&amp;adk=289886613&amp;adf=1838703647&amp;pi=t.aa~a.829776362~i.17~rp.4&amp;abgtt=6&amp;w=696&amp;fwrn=4&amp;fwrnh=100&amp;lmt=1793090846&amp;rafmt=1&amp;armr=3&amp;sem=mc&amp;pwprc=3867275071&amp;tp=site_kit&amp;ad_type=text_image&amp;format=696x280&amp;url=https%3A%2F%2Fshabellemedia.com%2Fdhalinyaradii-ka-badbaadday-khatarta-tahriibka-oo-loo-diyaarinayo-inay-badbaadiyaan-dhallinyarada-kale%2F&amp;fwr=0&amp;pra=3&amp;rh=174&amp;rw=696&amp;rpe=1&amp;resp_fmts=3&amp;fa=27&amp;uach=WyJXaW5kb3dzIiwiMTAuMC4wIiwieDg2IiwiIiwiMTU1LjAuODA1OS44NSIsbnVsbCwwLG51bGwsIjY0IixbWyJHb29nbGUgQ2hyb21lIiwiMTU1LjAuODA1OS44NSJdLFsiQ2hyb21pdW0iLCIxNTUuMC44MDU5Ljg1Il0sWyJOb3QoQTpCcmFuZCIsIjI0LjAuMC4wIl1dLDBd&amp;dt=1793090846118&amp;bpp=3&amp;bdt=1091&amp;idt=3&amp;shv=r20261023&amp;mjsv=m202610230101&amp;ptt=9&amp;saldr=aa&amp;abxe=1&amp;cookie=ID%3D2da71a48503eeef6%3AT%3D1793090381%3ART%3D1793090381%3AS%3DALNI_MZokWeUkw0F7EMFN0FwnkBP1PWtOQ&amp;gpic=UID%3D0000160ec19e07a2%3AT%3D1793090381%3ART%3D1793090381%3AS%3DALNI_MbJjj78tNyk_PnXbZEOw-u9p8tLaA&amp;eo_id_str=ID%3D6709d7fce9085fa6%3AT%3D1793090381%3ART%3D1793090381%3AS%3DAA-AfjYQ7u9ABu1kllzcs-qagfym&amp;prev_fmts=0x0%2C696x280&amp;nras=3&amp;correlator=4173608560293&amp;frm=20&amp;pv=1&amp;u_tz=180&amp;u_his=1&amp;u_h=768&amp;u_w=1366&amp;u_ah=728&amp;u_aw=1366&amp;u_cd=24&amp;u_sd=1&amp;dmc=8&amp;adx=142&amp;ady=2120&amp;biw=1351&amp;bih=641&amp;scr_x=0&amp;scr_y=0&amp;eid=31084128%2C95400480%2C95404663%2C95405779%2C95406273%2C95390278%2C95407149%2C122881837%2C31061690&amp;oid=2&amp;pvsid=93888265425411&amp;tmod=288046002&amp;uas=0&amp;nvt=1&amp;ref=https%3A%2F%2Fshabellemedia.com%2F&amp;fc=1408&amp;brdim=0%2C0%2C0%2C0%2C1366%2C0%2C1366%2C728%2C1366%2C641&amp;vis=1&amp;rsz=%7C%7Cs%7C&amp;abl=NS&amp;fu=128&amp;bc=31&amp;bz=1&amp;pgls=CAEQBBoGMS40MS4w&amp;ifi=3&amp;uci=a!3&amp;btvi=2&amp;fsb=1&amp;dtd=19\" name=\"aswift_2\" width=\"696\" height=\"0\" frameborder=\"0\" marginwidth=\"0\" marginheight=\"0\" scrolling=\"no\" sandbox=\"allow-forms allow-popups allow-popups-to-escape-sandbox allow-same-origin allow-scripts allow-top-navigation-by-user-activation\" data-google-container-id=\"a!3\" aria-label=\"Advertisement\" data-google-query-id=\"CKyx_ffn2ZcDFXUWyQIdwGwAiA\" data-load-complete=\"true\" data-mce-fragment=\"1\"><\/iframe><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Dhallinyaradu waxay sidoo kale iska dhex doorteen xubno hoggaan u noqon doona, si loo helo hannaan isku xira dadaalladooda, una sahla inay farriinta badbaadada gaarsiiyaan dhallinyarada ku nool qeybaha kala duwan ee dalka.<\/p>\n<p>Guddoomiye Liibaan Cabdi Cigaal ayaa sheegay in kulamadu ay sii socon doonaan, isla markaana lala kulmi doono dad kale oo dalka dib ugu soo laabtay, si loo mideeyo dadaallada lagula dagaallamayo tahriibka loona ballaariyo saameynta wacyigelinta.<\/p>\n<p>Hay\u2019adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka Soomaaliyeed ayaa qorshaheeda ku saleynaysa laba-jibbaaridda dadaallada wacyigelinta, iyadoo kaashanaysa dadka sida tooska ah u soo maray dhibaatooyinka tahriibka.<\/p>\n<p>Habkan ayaa muhiimad gaar ah siinaya in farriinta loo gudbinayo dhallinyarada aysan ku koobnaan digniino guud, balse ay ku dhisnaato dhacdooyin dhab ah, casharro laga bartay safarradii halista ahaa iyo talooyin ka caawinaya dhallinyarada inay doortaan waddooyin ammaan ah oo ay mustaqbalkooda ku dhistaan.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, qorshahan ayaa hiigsanaya in la abuuro dhaqdhaqaaq wacyigelin oo mideysan, kaas oo dhallinyarada ka qeybgelinaya xal u helidda dhibaatada tahriibka, korna u qaadaya fahamka khataraha ka dhasha safarradaas, si loo badbaadiyo nolosha dadka Soomaaliyeed loona yareeyo tirada dhallinyarada u baxaysa safarrada halista ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taalado 27\u00a0 Oct 2026 {CBB}Hay\u2019adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka Soomaaliyeed ayaa magaalada Muqdisho kulan isugu keentay ku dhowaad 100 dhallinyaro ah oo dowladda Soomaaliya ay dib uga soo celisay dalal ay ka mid tahay Liibiya, kuwaas oo la kulmay dhibaatooyinka iyo khataraha tahriibka. &nbsp; Kulankan ayaa qeyb ka ah qorshe xal waara loogu raadinayo joojinta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":15354,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-15353","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15353","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=15353"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15353\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":15355,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15353\/revisions\/15355"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/15354"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=15353"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=15353"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=15353"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}