{"id":15373,"date":"2026-10-27T09:58:46","date_gmt":"2026-10-27T09:58:46","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=15373"},"modified":"2026-10-27T09:58:46","modified_gmt":"2026-10-27T09:58:46","slug":"wasiirka-amniga-koonfur-galbeed-oo-shacabka-baydhabo-u-xaqiijiyey-sugidda-amniga-magaalada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=15373","title":{"rendered":"Wasiirka amniga koonfur galbeed oo shacabka baydhabo u xaqiijiyey sugidda amniga magaalada"},"content":{"rendered":"<p><strong>Taalado 27\u00a0 Oct 2026 {CBB}<\/strong><strong>Baydhabo:<\/strong> Wasiirka Wasaaradda Amniga Dowladda\u00a0 Gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Issack Maxamed Issack (Korsaar), ayaa mar kale shacabka magaalada Baydhabo u xaqiijiyey in dowladda iyo ciidamada amnigu ay ka go\u2019an tahay sugidda amniga iyo ka hortagga falalka amni-darro ee kooxda\u00a0 Al-Shabaab.<\/p>\n<p class=\"x12ofw9d\">Wasiirka ayaa sheegay in aan kooxda Khawaarijta Al-Shabaab loo oggolaan doonin inay dib uga dagaallanto magaalada Baydhabo, isaga oo xusay in dowladda iyo ciidamada ammaanku ay si buuxda ugu howlan yihiin ilaalinta shacabka iyo xaqiijinta nabadgelyada magaalada.<\/p>\n<p class=\"x12ofw9d\">Mudane Issack Maxamed Issack (Korsaar) ayaa sidoo kale adkeeyey in Wasaaradda Amniga iyo hay\u2019adaha kale ee ammaanku ay sii wadi doonaan dadaallada lagu xoojinayo amniga, laguna ilaalinayo shacabka iyo hantidooda.<\/p>\n<p class=\"x12ofw9d\">Wasiirka ayaa ugu baaqay shacabka magaalada Baydhabo inay la shaqeeyaan hay\u2019adaha amniga, kana qeyb qaataan ilaalinta nabadda iyo xasilloonida, isagoo carrabka ku adkeeyey muhiimadda ay leedahay wada-shaqeynta dowladda iyo bulshada.<\/p>\n<p class=\"x12ofw9d\"><strong>Wasaaradda Amniga Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya<\/strong> ayaa ka go\u2019an xoojinta amniga, ilaalinta shacabka iyo xaqiijinta nabadgelyo waarta oo ka hirgasha guud ahaan deegaanada maamulka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taalado 27\u00a0 Oct 2026 {CBB}Baydhabo: Wasiirka Wasaaradda Amniga Dowladda\u00a0 Gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Issack Maxamed Issack (Korsaar), ayaa mar kale shacabka magaalada Baydhabo u xaqiijiyey in dowladda iyo ciidamada amnigu ay ka go\u2019an tahay sugidda amniga iyo ka hortagga falalka amni-darro ee kooxda\u00a0 Al-Shabaab. Wasiirka ayaa sheegay in aan kooxda Khawaarijta Al-Shabaab loo oggolaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":15374,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-15373","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15373","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=15373"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15373\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":15375,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15373\/revisions\/15375"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/15374"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=15373"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=15373"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=15373"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}