{"id":15413,"date":"2026-10-28T14:10:55","date_gmt":"2026-10-28T14:10:55","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=15413"},"modified":"2026-10-28T14:10:55","modified_gmt":"2026-10-28T14:10:55","slug":"dfs-oo-dib-u-dayactir-ku-sameynaysa-buundada-baardheere","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=15413","title":{"rendered":"DFS oo dib u dayactir ku sameynaysa Buundada Baardheere"},"content":{"rendered":"<p><strong>Khamiis 28\u00a0 Oct 2026 {CBB}<\/strong>Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Biixi Iimaan Cige, ayaa xaqiijiyay in dowladda ay dib u dayactir ku sameyn doonto Buundada degmada Baardheere ee gobolka Gedo oo ku burburtay roob da\u2019ay 2023kii.<\/p>\n<div class=\"google-anno-skip google-anno-sc\" tabindex=\"0\" role=\"link\" aria-label=\"Somalia fishing industry\" data-google-vignette=\"false\" data-google-interstitial=\"false\"><\/div>\n<p>Wasiirka ayaa sheegay in mashruuca dayactirka buundooyinkan ay dowladda Soomaaliya ka taageerayso Bangiga Horumarinta Afrika (African Development Bank).<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-5485553666531996\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"filled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_2_host\"><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p><strong>\u201cWaxaan dib u dayactir ku sameynaynaa buundooyin ku yaalla degmada Baardheere ee gobolka Gedo, waxaana mashruucan naga taageeraya African Development Bank,\u201d<\/strong> ayuu yiri Wasiir Biixi Iimaan Cige.<\/p>\n<p>Buundooyinka Baardheere ayaa ka qeyb qaata isku xirka labada dhinac ee magaalada iyo isu socodka dadka, gaadiidka iyo badeecadaha.<\/p>\n<p>Sidoo kale, waxay door weyn ku leeyihiin isku socodka ganacsiga ee gobolka Gedo iyo gobollada deriska la ah, iyo isku xirka waddooyinka ganacsi ee Soomaaliya iyo Kenya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Khamiis 28\u00a0 Oct 2026 {CBB}Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Biixi Iimaan Cige, ayaa xaqiijiyay in dowladda ay dib u dayactir ku sameyn doonto Buundada degmada Baardheere ee gobolka Gedo oo ku burburtay roob da\u2019ay 2023kii. Wasiirka ayaa sheegay in mashruuca dayactirka buundooyinkan ay dowladda Soomaaliya ka taageerayso Bangiga Horumarinta Afrika (African Development Bank). \u201cWaxaan dib [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":15414,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-15413","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15413","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=15413"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15413\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":15415,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15413\/revisions\/15415"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/15414"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=15413"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=15413"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=15413"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}