{"id":15443,"date":"2026-10-31T07:08:59","date_gmt":"2026-10-31T07:08:59","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=15443"},"modified":"2026-10-31T07:08:59","modified_gmt":"2026-10-31T07:08:59","slug":"askari-israaiili-ah-oo-lagu-eedeeyay-inuu-sirdoonka-iiraan-xog-sir-ah-ka-iibinayay-lacag-crypto-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=15443","title":{"rendered":"Askari Israa\u2019iili ah oo lagu eedeeyay inuu sirdoonka Iiraan xog sir ah ka iibinayay lacag Crypto ah."},"content":{"rendered":"<p><strong>Sabti 31 Oct 2026 {CBB} <\/strong>Telefishinka Ruushka ee RT, ayaa ku sheegay mid ka mid ah waxyaabaha ku qasbay inay Israa\u2019iil ka harto weerarradii u dambeeyay ee Mareykanka ku qaaday Iiraan, inay la xiriirtay dhibaato ay ka wajahaysay askarta Israa\u2019iil oo qaar ka mid ah si toos ah ugu gudbinayay sirdoonka Iiraan xogta qorshayaasha militari ee Israa\u2019iil ay doonayso inay ku weerarto Iiraan.<\/p>\n<p>Warbixinta waxay soo qaadatay askari Israa\u2019iili ah oo lagu magacaabo Lee Ayash, oo lagu eedeeyay inuu sirdoonka Iiraan xog siinayay isaga oo lacag ku qaadanayay lacagaha dhijitaalka ah (Crypto), kaasoo gudbiyay warbixinta weerarradii u horreeyay ee Israa\u2019iil ay ku qaaday gudaha Iiraan, oo la sheegay inay sirdoonka Iiraan sii oggaayeen goobaha ay Israa\u2019iil beegsanayso.<br \/>\nAskarigan ayaa sidoo kale la wadaagay Iiraan xog ku saabsan:<br \/>\n\u2022Dhaqdhaqaaqa ciidamada Israa\u2019iil.<\/p>\n<p>\u2022Goobaha ay ciidamadu ka hawlgalaan.<\/p>\n<p>\u2022Sawirro laga qaaday diyaaradaha Mareykanka ee shidaalka siiya diyaaradaha dagaalka, kuwaas oo ku sugnaa Israa\u2019iil.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sabti 31 Oct 2026 {CBB} Telefishinka Ruushka ee RT, ayaa ku sheegay mid ka mid ah waxyaabaha ku qasbay inay Israa\u2019iil ka harto weerarradii u dambeeyay ee Mareykanka ku qaaday Iiraan, inay la xiriirtay dhibaato ay ka wajahaysay askarta Israa\u2019iil oo qaar ka mid ah si toos ah ugu gudbinayay sirdoonka Iiraan xogta qorshayaasha militari [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":15444,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27,1],"tags":[],"class_list":["post-15443","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15443","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=15443"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15443\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":15445,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15443\/revisions\/15445"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/15444"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=15443"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=15443"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=15443"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}