{"id":15455,"date":"2026-10-31T07:14:16","date_gmt":"2026-10-31T07:14:16","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=15455"},"modified":"2026-10-31T07:14:28","modified_gmt":"2026-10-31T07:14:28","slug":"wasiirka-gaashaandhigga-soomaaliya-oo-moscow-kula-kulmay-dhiggiisa-ruushka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=15455","title":{"rendered":"Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo Moscow kula Kulmay Dhiggiisa Ruushka."},"content":{"rendered":"<p><strong>Sabti 31 Oct 2026 {CBB}<\/strong>Wasiirka Gaashaandhigga oo Moscow kula Kulmay Wasiir-ku-xigeenka Gaashaandhigga Ruushka.<\/p>\n<p>Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo ka qaybgalay Shir-madaxeedka Saddexaad ee Ruushka iyo Afrika, ayaa magaalada Moscow kulan kula yeeshay Wasiir-ku-xigeenka Gaashaandhigga Ruushka, Vasiliy Osmakov.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa looga hadlay xaaladda amni ee gobolka iyo tan caalamka, iyo mowduucyada kale ee mudnaanta u leh labada wasaaradood.<\/p>\n<p>Kulanka waxaa Wasiirka ku weheliyey Safiirka Soomaaliya u fadhiya Ruushka, Mudane Maxamed Abuukar Zubeyr, iyo Taliyaha Ciidanka Cirka, Sarreeye Guuto Cabdirisaaq Maxamuud Xaaji.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sabti 31 Oct 2026 {CBB}Wasiirka Gaashaandhigga oo Moscow kula Kulmay Wasiir-ku-xigeenka Gaashaandhigga Ruushka. Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo ka qaybgalay Shir-madaxeedka Saddexaad ee Ruushka iyo Afrika, ayaa magaalada Moscow kulan kula yeeshay Wasiir-ku-xigeenka Gaashaandhigga Ruushka, Vasiliy Osmakov. Kulanka ayaa looga hadlay xaaladda amni ee gobolka iyo tan caalamka, iyo mowduucyada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":15456,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27,1],"tags":[],"class_list":["post-15455","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15455","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=15455"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15455\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":15457,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15455\/revisions\/15457"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/15456"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=15455"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=15455"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=15455"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}