{"id":15485,"date":"2026-11-01T08:04:55","date_gmt":"2026-11-01T08:04:55","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=15485"},"modified":"2026-11-01T08:04:55","modified_gmt":"2026-11-01T08:04:55","slug":"soomaaliya-iyo-cumaan-oo-ka-wada-hadlay-xoojinta-xiriirka-ganacsi-iyo-maalgashi-2","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=15485","title":{"rendered":"Soomaaliya iyo Cumaan oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka ganacsi iyo maalgashi."},"content":{"rendered":"<p><strong>Axad 1 Nev 2026 {CBB}<\/strong>Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Gamal Maxamed Hassan, oo ay weheliyaan Wasiiru Dowlaha Wasaaradda, Mudane Maxamed Abubakar Sherif iyo Wasiir Ku- Xigeenka Wasaaradda, Mudane Cisman Maxamed Cabdi (Daalo) ayaa qaabilay Mudane Salim bin Habib bin Salam Al Amiri, Safiirka Dowladda Cumaan u fadhiya Soomaaliya.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa looga hadlay xoojinta xiriirka ganacsi iyo maalgashi ee Soomaaliya iyo Cumaan, iyo sidii loo ballaarin lahaa iskaashiga dhaqaale ee labada dal.<\/p>\n<p>Sidoo kale, waxaa la isla falanqeeyay fursadaha lagu horumarin karo xiriirka ganacsi iyo sidii loo abuuri lahaa fursado cusub oo ganacsi oo ay ka faa\u2019iideystaan ganacsatada labada dal<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Axad 1 Nev 2026 {CBB}Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Gamal Maxamed Hassan, oo ay weheliyaan Wasiiru Dowlaha Wasaaradda, Mudane Maxamed Abubakar Sherif iyo Wasiir Ku- Xigeenka Wasaaradda, Mudane Cisman Maxamed Cabdi (Daalo) ayaa qaabilay Mudane Salim bin Habib bin Salam Al Amiri, Safiirka Dowladda Cumaan u fadhiya Soomaaliya. Kulanka ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":15486,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-15485","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15485","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=15485"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15485\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":15487,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15485\/revisions\/15487"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/15486"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=15485"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=15485"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=15485"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}