{"id":15498,"date":"2026-11-01T12:00:00","date_gmt":"2026-11-01T12:00:00","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=15498"},"modified":"2026-11-01T12:00:00","modified_gmt":"2026-11-01T12:00:00","slug":"guddiga-doorashooyinka-oo-21-cisho-u-furay-in-ay-isu-diiwaangeliyaan-ururrada-siyaasadda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=15498","title":{"rendered":"Guddiga Doorashooyinka oo 21 cisho u furay in ay isu diiwaangeliyaan Ururrada Siyaasadda"},"content":{"rendered":"<p><strong>Axad 1 Nev 2026 {CBB}<\/strong>Guddiga madaxabannaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa maanta si rasmi ah dib ugu furay diiwaangelinta ururrada siyaasadda ee doonaya inay ka qaybgalaan Doorashada Dadweyne ee lagu soo dooranayo xubnaha Baarlamaanka Federaalka ee 12aad.<\/p>\n<p>Guddiga ayaa dib u furista diiwaangelinta ururrada Siyaasadda ku tilmaamay fursad cusub oo ay ka faa\u2019iidaysan karaan ururradii aan horay uga qaybgali doorashooyinkii dadweyne ee dhacay si ay u raadsadaan kuraasta Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ee la dooran doonno 2027.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-5485553666531996\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"filled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_2_host\"><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Waqtiga ay xirmayso diiwaangelintu waa 22ka Bishaan waxaana muddadaas lagu diiwaangelin doonnaa ururrada Siyaasadda iyada oo lasoo bandhigi doonno hadba ururkii la diiwaangeliyo maalintaas sida uu Guddigu ku warramay.<\/p>\n<p>Xubnaha mucaaradka ah ayaa leh ururro siyaasadeed iyo Xisbiyo aan ka diiwaangashaneen Guddiga madaxabannaan ee doorashooyinka inlasta oo aan la ogayn in ay is diiwaangeliyaan maadaama ay dhaliilsan yihiin qaabka uu guddigaas u wado doorashooyinka uu qabtay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Axad 1 Nev 2026 {CBB}Guddiga madaxabannaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa maanta si rasmi ah dib ugu furay diiwaangelinta ururrada siyaasadda ee doonaya inay ka qaybgalaan Doorashada Dadweyne ee lagu soo dooranayo xubnaha Baarlamaanka Federaalka ee 12aad. Guddiga ayaa dib u furista diiwaangelinta ururrada Siyaasadda ku tilmaamay fursad cusub oo ay ka faa\u2019iidaysan karaan ururradii aan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":15499,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-15498","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15498","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=15498"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15498\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":15500,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15498\/revisions\/15500"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/15499"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=15498"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=15498"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=15498"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}