{"id":15501,"date":"2026-11-01T12:04:02","date_gmt":"2026-11-01T12:04:02","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=15501"},"modified":"2026-11-01T12:04:02","modified_gmt":"2026-11-01T12:04:02","slug":"muxuu-yahay-cadaadiska-uu-abiy-ahmed-ku-hayo-wasiirradiisa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=15501","title":{"rendered":"Muxuu yahay Cadaadiska uu Abiy Ahmed ku hayo Wasiirradiisa?"},"content":{"rendered":"<p><strong>Axad 1 Nev 2026 {CBB}<\/strong>Ra\u2019iisul Wasaaraha Itoobiya, Abiy Ahmed ayaa cadaadis xooggan ku haya Wasiirradiisa isaga oo ku cadaadinaya inay sameeyaan waxyaabo aan horay looga baran sida tababar iyo jimicsi isla socda, ka qaadista Imtixaan aan qorshaha ugu jirin iyo tallaabooyin kale.<\/p>\n<p>Warbaahinta Itoobiya iyo bannaanka oo indhaha ku haya waxa ka socda gudaha Dalkaas ayaa ku warramay in qorshaha cusub ee Abiy Ahmed uu yahay mid uu ku kala xulanayo Wasiirrada u dhega furan awaamiirta uu bixiyo iyo kuwa kahor imaan kara.<\/p>\n<p>Marweliba oo xafiiska shaqada ay kuwada Kulmaan Ra\u2019iisul Wasaare Abiy Ahmed iyo Wasiirradiisa waxa uu u sheegaa in ay diyaar u noqdaan difaaca Dalkooda, Gaarista Badda Cas &amp; kahortagga Dalalka aan dalkiisa la rabin horumarka uu hiigsanayo.<\/p>\n<p>Abiy Ahmed ayaa la sheegay in uu aad u dhaliilo Wasiirrada uu uga hormaro Xafiiska Lagu shiro waana tan keentay xubnaha Xukuumadda intooda badan ay waqti hore sii xaadiraan marka kulamada caadiga ah ay tagayaan iyo marka mid degdeg ah uu qabsoomayo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Axad 1 Nev 2026 {CBB}Ra\u2019iisul Wasaaraha Itoobiya, Abiy Ahmed ayaa cadaadis xooggan ku haya Wasiirradiisa isaga oo ku cadaadinaya inay sameeyaan waxyaabo aan horay looga baran sida tababar iyo jimicsi isla socda, ka qaadista Imtixaan aan qorshaha ugu jirin iyo tallaabooyin kale. Warbaahinta Itoobiya iyo bannaanka oo indhaha ku haya waxa ka socda gudaha Dalkaas [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":15502,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-15501","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15501","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=15501"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15501\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":15503,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15501\/revisions\/15503"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/15502"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=15501"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=15501"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=15501"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}