{"id":15529,"date":"2026-11-02T08:46:49","date_gmt":"2026-11-02T08:46:49","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=15529"},"modified":"2026-11-02T08:46:49","modified_gmt":"2026-11-02T08:46:49","slug":"ammaanka-dhuusamareeb-oo-la-adkeeyay-iyo-hubka-oo-laga-mamnuucay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=15529","title":{"rendered":"Ammaanka Dhuusamareeb oo la adkeeyay iyo Hubka oo laga mamnuucay"},"content":{"rendered":"<p><strong>Isiin 2 Nev 2026 {CBB}<\/strong>Ammaanka Magaalada Dhuusamareeb ayaa aad loo adkeeyay waxaana laga mamnuucay in ay hub ku dhex qaataan Ciidan aan ahayn kuwa suga amniga Xarunta Dowlad Goboleedka Galmudug halaas oo lagu wado in lagu caleemo saaro Hoggaamiye Liibaan Axmed Xasan.<\/p>\n<p>Taliyaha Ciidanka Booliiska Dhuusamareeb oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay inay dhaqangelinayaan amarkaan lagu xoojinayo nabadgalyada maadaala magaaladaas ay ku wajahan yihiin mas\u2019uuliyiin ka qaybgalaysa Caleemo saarka Hoggaamiyaha Maamulka Galmudug, Liibaan Axmed Xasan.<\/p>\n<p>Gudaha Magaalada Dhuusamareeb waxaa la hubinayaa Gaadiidka si loola socda dhaqdhaqaaqa dadka leh iyo kuwa wada waana qayb kamid ah qorshaha sugidda Amniga Xarunta maamul Goboleedka Galmudug sida ay ku warrameen ilo kala duwan.<\/p>\n<p>Hoggaamiyaha cusub ee Dowlad Goboleedka Galmudug, Liibaan Axmed Xasan ayaa dhan kale kulamo gooni gooni ah la leh marti ka qaybgalaysa Caleemo saarkiisa kuwaas oo qaarkood hordhac u ah madaxda Federaalka iyo wufuud kale oo lagu casuumay musaanaddaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Isiin 2 Nev 2026 {CBB}Ammaanka Magaalada Dhuusamareeb ayaa aad loo adkeeyay waxaana laga mamnuucay in ay hub ku dhex qaataan Ciidan aan ahayn kuwa suga amniga Xarunta Dowlad Goboleedka Galmudug halaas oo lagu wado in lagu caleemo saaro Hoggaamiye Liibaan Axmed Xasan. Taliyaha Ciidanka Booliiska Dhuusamareeb oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay inay dhaqangelinayaan amarkaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":15530,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-15529","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15529","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=15529"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15529\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":15532,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15529\/revisions\/15532"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/15530"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=15529"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=15529"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=15529"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}