{"id":15536,"date":"2026-11-02T08:57:47","date_gmt":"2026-11-02T08:57:47","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=15536"},"modified":"2026-11-02T08:57:47","modified_gmt":"2026-11-02T08:57:47","slug":"axmed-maxamed-islaam-madoobe-oo-maanta-ku-laabanaya-kismaayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=15536","title":{"rendered":"Axmed Maxamed Islaam ( Madoobe ) oo maanta ku laabanaya Kismaayo"},"content":{"rendered":"<p><strong>Isiin 2 Nev 2026 {CBB}<\/strong>Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa maanta la filayaa inuu dib ugu laabto magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose, kaddib safar uu ku tegay dalka Imaaraadka Carabta.<\/p>\n<p>Axmed Madoobe ayaa maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaa Imaaraadka, halkaas oo uu kulamo siyaasadeed kula yeeshay dhinacyo kala duwan, isaga oo intaas kaddib soo maray magaalada Nayroobi ee dalka Kenya.<\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_inline tdi_61 td_block_template_1 \"><ins class=\"adsbygoogle\" data-ad-client=\"ca-pub-8756589205009556\" data-ad-slot=\"1002323234\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"unfilled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_8_host\"><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Soo laabashada Axmed Madoobe ayaa ku soo aadaysa xilli xubnaha Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ay maalmahan wadeen kulamo iyo shirar isdaba joog ah oo looga arrinsanayo xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo mowqifka laga qaadanayo gogosha wada-hadalka ee Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.<\/p>\n<div class=\"google-anno-skip google-anno-sc\" tabindex=\"0\" role=\"link\" aria-label=\"Follow Politics\" data-google-vignette=\"false\" data-google-interstitial=\"false\"><\/div>\n<p>Wararka ayaa sheegaya in kulamadaas ay sabab u noqdeen in xubnaha Golaha Mustaqbalka ee dalka dibaddiisa ku maqnaa ay dib ugu soo laabtaan goobaha ay ka howlgalayaan, si ay uga qaybqaataan wada-tashiyada iyo go\u2019aannada siyaasadeed ee socda.<\/p>\n<p>Dib ugu laabashada Axmed Madoobe ee Kismaayo ayaa imanaysa iyadoo weli la sugayo mowqif mideysan oo Golaha Mustaqbalka uu ka qaato wada-hadallada uu Madaxweyne Xasan Sheekh ku baaqay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Isiin 2 Nev 2026 {CBB}Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa maanta la filayaa inuu dib ugu laabto magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose, kaddib safar uu ku tegay dalka Imaaraadka Carabta. Axmed Madoobe ayaa maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaa Imaaraadka, halkaas oo uu kulamo siyaasadeed kula yeeshay dhinacyo kala duwan, isaga oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":15537,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-15536","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15536","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=15536"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15536\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":15539,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15536\/revisions\/15539"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/15537"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=15536"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=15536"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=15536"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}