{"id":15614,"date":"2026-11-04T08:15:41","date_gmt":"2026-11-04T08:15:41","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=15614"},"modified":"2026-11-04T08:15:41","modified_gmt":"2026-11-04T08:15:41","slug":"madaxda-dfs-oo-ku-wajahan-dhuusamareen-si-ay-uga-qaybgalaan-caleemo-saarka-hoggaamiyaha-galmudug","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=15614","title":{"rendered":"Madaxda DFS oo ku wajahan Dhuusamareen si ay uga qaybgalaan Caleemo-saarka Hoggaamiyaha Galmudug"},"content":{"rendered":"<p><strong>Arbaco 4 Nov 2026 {CBB}<\/strong>Madaxda sare ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku wajahan Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Maamulka Galmudug si ay uga qaybgalaan Caleemo-saarka Hoggaamiye Liibaam Axmed Xasan.<\/p>\n<p>Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, Ra\u2019iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre iyo Guddoonka Baarlamaanka ayaa ka qaybgalaya Calemo-saarka Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Liibaan Axmed Xasan.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-5485553666531996\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"unfilled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_2_host\"><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Ammaanka Magaalada Dhuusamareeb ayaa la adkeeyay waxaana laga dejiyay Ciidamada gaarka ah ee ilaaliya madaxda Dalka kuwaas oo la wareegay amniga goobta la dejinayo madaxda sida ay inoo xaqiijiyeen ilo kala duwan.<\/p>\n<p>Booliiska Dhuusamareeb ayaa horay u mamnuucay hubka lagu dhex qaadanayo Magaaladaas waxaana ujeedka lagu fasiray madaxda iyo martida kala duwan ee ku wajahan Caasimadda Dowlad Goboleedka Galmudug.<\/p>\n<p>Hoggaamiye Liibaan waxaa Horyaalla fulinta ballanqaadyadii uu sameeyay waqtigii uu ku jiray ololaha Doorashada, sidoo kale waxaa laga sugayaa in uu soo dhiso Xukuumad ay xildoon ka yihiin xubno qaarkood wax kasoo dhisay xiligii uu u xusul duubayay xilkaan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arbaco 4 Nov 2026 {CBB}Madaxda sare ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku wajahan Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Maamulka Galmudug si ay uga qaybgalaan Caleemo-saarka Hoggaamiye Liibaam Axmed Xasan. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, Ra\u2019iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre iyo Guddoonka Baarlamaanka ayaa ka qaybgalaya Calemo-saarka Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Liibaan Axmed Xasan. Ammaanka Magaalada Dhuusamareeb ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":15615,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-15614","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15614","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=15614"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15614\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":15616,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15614\/revisions\/15616"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/15615"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=15614"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=15614"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=15614"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}