{"id":15619,"date":"2026-11-04T08:35:15","date_gmt":"2026-11-04T08:35:15","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=15619"},"modified":"2026-11-04T08:35:15","modified_gmt":"2026-11-04T08:35:15","slug":"wasiirka-arrimaha-gudaha-koonfur-galbeed-oo-sheegay-in-deegaannada-ay-as-haystaan-laga-xoreyn-doono","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=15619","title":{"rendered":"Wasiirka arrimaha gudaha koonfur galbeed oo sheegay in deegaannada ay AS haystaan laga xoreyn doono"},"content":{"rendered":"<p><strong>Arbaco 4 Nov 2026 {CBB}<\/strong><strong>Baydhabo:<\/strong> Wasiirka Arrimaha Gudaha Dowladda Gobaleedka Koonfur Galbeed, Cabdiraxmaan Ibraahim Aadan, ayaa sheegay in deegaannada ay As\u00a0 gacanta ku hayaan ee ka tirsan Koonfur Galbeed si degdeg ah looga xoreyn doono.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa tilmaamay in dowladda ay ka go\u2019an tahay dadaallada lagu xaqiijinayo amniga iyo xasilloonida deegaannada Koonfur Galbeed, isagoo carrabka ku adkeeyey in qorshaha xoreynta deegaannadaasi uu yahay mid mudnaan gaar ah leh.<\/p>\n<p>\u201c<em><strong>Dowladda Koonfur Galbeed waxaa ka go\u2019an in deegaannada ay Khawaarijtu la wareegeen sida ugu dhaqsaha badan looga xoreeyo,\u201d ayuu yiri Wasiirka Arrimaha Gudaha Dowladda Koonfur Galbeed.<\/strong><\/em><\/p>\n<p>Wasiirka ayaa hadalkan ku muujiyey mowqifka dowladda ee ku aaddan dadaallada amniga iyo dib u soo celinta maamulka deegaannada ay kooxahaasi gacanta ku hayaan.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"Wasiirka arrimaha gudaha koonfur galbeed oo sheegay in deegaannada ay AS haystaan laga xoreyn doono\" width=\"640\" height=\"360\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/39ZI_rnuRLQ?feature=oembed\" frameborder=\"0\" allow=\"accelerometer; autoplay; clipboard-write; encrypted-media; gyroscope; picture-in-picture; web-share\" referrerpolicy=\"strict-origin-when-cross-origin\" allowfullscreen><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arbaco 4 Nov 2026 {CBB}Baydhabo: Wasiirka Arrimaha Gudaha Dowladda Gobaleedka Koonfur Galbeed, Cabdiraxmaan Ibraahim Aadan, ayaa sheegay in deegaannada ay As\u00a0 gacanta ku hayaan ee ka tirsan Koonfur Galbeed si degdeg ah looga xoreyn doono. Wasiirka ayaa tilmaamay in dowladda ay ka go\u2019an tahay dadaallada lagu xaqiijinayo amniga iyo xasilloonida deegaannada Koonfur Galbeed, isagoo carrabka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":15565,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-15619","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15619","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=15619"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15619\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":15620,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15619\/revisions\/15620"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/15565"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=15619"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=15619"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=15619"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}