{"id":1562,"date":"2024-12-01T06:38:06","date_gmt":"2024-12-01T06:38:06","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=1562"},"modified":"2024-12-01T06:38:06","modified_gmt":"2024-12-01T06:38:06","slug":"wasiirka-gaashaandhigga-xfs-xiriirka-soomaaliya-turkiga-waxa-uu-gaaray-meel-sare","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=1562","title":{"rendered":"Wasiirka Gaashaandhigga XFS \u201cXiriirka Soomaaliya &#038; Turkiga waxa uu gaaray meel sare\u201d"},"content":{"rendered":"<p><strong>Axad 01, Dec 2024 {CBB}<\/strong>Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa sheegay in xiriirka Soomaaliya iyo Turkiga uu sare u qaadmay kaddib markii labada Dowladood ay kordhiyeen cilaaqaadka ka dhaxeeya.<\/p>\n<p>Dhinacyada Waxbarashada, Militariga, Ganacsiga, Teknoolajiyadda &amp; kuwo kale ayuu sheegay in ay xoogga saareen Dowladaha Soomaaliya &amp; Turkiga si aanay looga daba harin dunid kale ee horumarka ka sameysay dhinacyadaan.<\/p>\n<p>Dowladda iyo Shacabka Turkiga ayuu ku amaanay doorka ay ka qaadanayaan sare u qaadista Waxbarashada Ardayda Soomaaliyeed, waxa uu rajeeyay in Xukuumadaha Muqdisho &amp; Ankara ay ka shaqeyn doonnaan xoojinta iskaashigooda saldhigtay sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p><strong><em>\u201cXiriirka Labada Dal waxa uu ka gudbay heerar kala duwan oo maanta uu marayo heer istaraatiijig ah oo aan is weydaarsaneyso dhaqaalaha, Amniga &amp; Culuumta kala duwan ee Teknoolajiyadda, waxa aan u mahadcelineynaa Dowladda Turkiga sida ay ugu hiilisay Dadka Soomaaliyeed\u201d<\/em><\/strong>\u00a0Wasiirka Gaashaandhigga XFS Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac<\/p>\n<p>Hadalkaan waxa uu Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Cabdulqaadir Maxamed Nuur ka jeediyay munaasabad ka dhacday Safaaradda Turkiga ee Soomaaliya oo lagu abaalmariyay Arday wax ku baratay Dalkaas.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Axad 01, Dec 2024 {CBB}Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa sheegay in xiriirka Soomaaliya iyo Turkiga uu sare u qaadmay kaddib markii labada Dowladood ay kordhiyeen cilaaqaadka ka dhaxeeya. Dhinacyada Waxbarashada, Militariga, Ganacsiga, Teknoolajiyadda &amp; kuwo kale ayuu sheegay in ay xoogga saareen Dowladaha Soomaaliya &amp; Turkiga si aanay looga daba [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":1563,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-1562","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1562","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=1562"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1562\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1564,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1562\/revisions\/1564"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/1563"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=1562"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=1562"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=1562"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}