{"id":15697,"date":"2026-11-05T06:54:15","date_gmt":"2026-11-05T06:54:15","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=15697"},"modified":"2026-11-05T06:54:15","modified_gmt":"2026-11-05T06:54:15","slug":"madaxweyne-xasan-sheekh-oo-xilka-ka-qaaday-guddoomiyihii-maxkamadda-sare-magacaabayna-guddoomiye-cusub","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=15697","title":{"rendered":"Madaxweyne Xasan Sheekh oo xilka ka qaaday Guddoomiyihii Maxkamadda Sare, magacaabayna guddoomiye cusub"},"content":{"rendered":"<p><strong>Khamiis\u00a0 5 Nov 2026 {CBB}<\/strong><strong>Muqdisho, 05 Nofeembar 2026:<\/strong> Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa xilka ka qaaday Guddoomiyihii Maxkamadda Sare ee dalka, Dr. Baashe Yuusuf Axmed, isaga oo xilkaas u magacaabay Garyaqaan Ibraahim Iidle Suleymaan.<\/p>\n<p class=\"x12ofw9d\">Go\u2019aankan ayaa yimid kaddib cabashooyin la xiriira hannaanka garsoorka oo ay muujiyeen garsoorayaal, hawl-wadeennada garsoorka iyo xirfadlayaasha sharciga, kuwaas oo ku baaqay in la helo garsoor hufan, madax-bannaan oo caddaalad ah.<\/p>\n<p class=\"x12ofw9d\">Madaxweynaha ayaa sheegay in tallaabadan ay qeyb ka tahay dib-u-habeyn ballaaran oo lagu sameynayo hay\u2019adaha garsoorka, si loo xoojiyo kalsoonida shacabka iyo helitaanka caddaalad loo siman yahay.<\/p>\n<p class=\"x12ofw9d\">Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa Guddoomiyaha cusub, Garyaqaan Ibraahim Iidle Suleymaan, u rajeeyey inuu si hufan u guto waajibaadka culus ee loo igmaday, isaga oo adkeeyey muhiimadda ilaalinta madax-bannaanida garsoorka, ku dhaqanka sharciga iyo dhowrista xuquuqda muwaadiniinta.<\/p>\n<p class=\"x12ofw9d\">Magacaabistan ayaa qeyb ka ah isbeddellada lagu sameynayo hoggaanka hay\u2019adaha garsoorka dalka, iyadoo la sugayo tallaabooyinka xiga ee la xiriira dib-u-habeynta nidaamka garsoorka Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Khamiis\u00a0 5 Nov 2026 {CBB}Muqdisho, 05 Nofeembar 2026: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa xilka ka qaaday Guddoomiyihii Maxkamadda Sare ee dalka, Dr. Baashe Yuusuf Axmed, isaga oo xilkaas u magacaabay Garyaqaan Ibraahim Iidle Suleymaan. Go\u2019aankan ayaa yimid kaddib cabashooyin la xiriira hannaanka garsoorka oo ay muujiyeen garsoorayaal, hawl-wadeennada garsoorka iyo xirfadlayaasha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":15698,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-15697","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15697","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=15697"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15697\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":15699,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15697\/revisions\/15699"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/15698"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=15697"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=15697"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=15697"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}