{"id":15703,"date":"2026-11-05T07:49:31","date_gmt":"2026-11-05T07:49:31","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=15703"},"modified":"2026-11-05T07:49:31","modified_gmt":"2026-11-05T07:49:31","slug":"afhayeenka-dowladda-gobaleedka-koonfur-galbeed-oo-ka-hadlay-xaaladda-amni-ee-deegaannada-maamulka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=15703","title":{"rendered":"Afhayeenka Dowladda Gobaleedka  Koonfur Galbeed oo ka hadlay xaaladda amni ee deegaannada maamulka"},"content":{"rendered":"<p><strong>Khamiis\u00a0 5 Nov 2026 {CBB}<\/strong><strong>Baydhabo:<\/strong> Afhayeenka Dowladda Gobaleedka\u00a0 Koonfur Galbeed, <strong>Professor Haayow<\/strong>, oo shir jaraa\u2019id qabtay, ayaa ka hadlay xaaladda guud ee deegaannada maamulka, gaar ahaan arrimaha amniga, nabadgelyada iyo dadaallada lagu xoojinayo dowladnimada.<\/p>\n<p class=\"x12ofw9d\">Afhayeenka ayaa farriin u diray kooxaha Khawaarijta, isaga oo ku eedeeyey inay caqabad ku yihiin nabadda, xasilloonida iyo dowladnimada deegaannada Koonfur Galbeed.<\/p>\n<p class=\"x12ofw9d\">Professor Haayow ayaa sidoo kale ka hadlay muhiimadda ay leedahay ilaalinta amniga, wadajirka bulshada iyo taageeridda hay\u2019adaha dowladda ee ka shaqeynaya sugidda nabadda iyo xasilloonida.<\/p>\n<p class=\"x12ofw9d\">Shirkiisa jaraa\u2019id ayuu ku adkeeyey in Dowladda Koonfur Galbeed ay sii wadi doonto dadaallada lagu xaqiijinayo amniga iyo horumarinta deegaannada maamulka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Khamiis\u00a0 5 Nov 2026 {CBB}Baydhabo: Afhayeenka Dowladda Gobaleedka\u00a0 Koonfur Galbeed, Professor Haayow, oo shir jaraa\u2019id qabtay, ayaa ka hadlay xaaladda guud ee deegaannada maamulka, gaar ahaan arrimaha amniga, nabadgelyada iyo dadaallada lagu xoojinayo dowladnimada. Afhayeenka ayaa farriin u diray kooxaha Khawaarijta, isaga oo ku eedeeyey inay caqabad ku yihiin nabadda, xasilloonida iyo dowladnimada deegaannada Koonfur [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":15704,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-15703","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15703","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=15703"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15703\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":15706,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15703\/revisions\/15706"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/15704"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=15703"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=15703"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=15703"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}