{"id":15742,"date":"2026-11-06T07:28:53","date_gmt":"2026-11-06T07:28:53","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=15742"},"modified":"2026-11-07T07:30:12","modified_gmt":"2026-11-07T07:30:12","slug":"madaxweynaha-jubaland-oo-booqday-saldhigyada-ciidanka-daraawiishta-ee-jubbada-hoose","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=15742","title":{"rendered":"Madaxweynaha Jubaland oo Booqday Saldhigyada Ciidanka Daraawiishta ee Jubbada Hoose."},"content":{"rendered":"<p><strong>Jimco 6 Nov 2026 {CBB}<\/strong>Madaxweynaha Dowladda Gobaleedka\u00a0 Jubaland, Axmed Maxamed Islaam, ayaa booqasho ku tagay deegaannada Miido, Harboole iyo Biibi ee gobolka Jubbada Hoose, halkaas oo uu kormeer ku sameeyay saldhigyada ay ku sugan yihiin Ciidanka Daraawiishta Jubaland.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-1599381228913023\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"unfilled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_4_host\"><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Madaxweynaha ayaa kormeerka waxaa ku wehliyay Taliyaha Guud ee Ciidanka Daraawiishta Jubaland, Janaraal Ismaaciil Saxardiid, saraakiil ka tirsan ciidamada iyo mas\u2019uuliyiin kale oo ka tirsan Dowladda Jubaland.<\/p>\n<p>Booqashadan ayaa qayb ka ahayd kormeerka Madaxwenaha ee ciidamada ku sugan deegaannadaas<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jimco 6 Nov 2026 {CBB}Madaxweynaha Dowladda Gobaleedka\u00a0 Jubaland, Axmed Maxamed Islaam, ayaa booqasho ku tagay deegaannada Miido, Harboole iyo Biibi ee gobolka Jubbada Hoose, halkaas oo uu kormeer ku sameeyay saldhigyada ay ku sugan yihiin Ciidanka Daraawiishta Jubaland. Madaxweynaha ayaa kormeerka waxaa ku wehliyay Taliyaha Guud ee Ciidanka Daraawiishta Jubaland, Janaraal Ismaaciil Saxardiid, saraakiil ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":15743,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-15742","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15742","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=15742"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15742\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":15744,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15742\/revisions\/15744"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/15743"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=15742"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=15742"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=15742"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}