{"id":15745,"date":"2026-11-07T07:31:30","date_gmt":"2026-11-07T07:31:30","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=15745"},"modified":"2026-11-07T07:31:30","modified_gmt":"2026-11-07T07:31:30","slug":"safiirka-soomaaliya-ee-azerbaijan-oo-qaabilay-agaasimaha-adeegga-halmeel","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=15745","title":{"rendered":"Safiirka Soomaaliya ee Azerbaijan oo Qaabilay Agaasimaha Adeegga Halmeel."},"content":{"rendered":"<p><strong>Sabtii 7 Nov 2026 {CBB}<\/strong>Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Azerbaijan Mudane Cabdinuur Daahir Fiidow, ayaa xarunta Safaaradda Soomaaliya ee magaalada Baku ku soo dhaweeyay Agaasimaha Guud ee Adeegga Halmeel Mudane Maxamed Dubo Maxamed, oo safar shaqo ku jooga dalka Azerbaijan.<\/p>\n<div class=\"google-anno-skip google-anno-sc\" tabindex=\"0\" role=\"link\" aria-label=\"Buy Maps\" data-google-vignette=\"false\" data-google-interstitial=\"false\"><\/div>\n<p>Danjire Cabdinuur Daahir Fiidow ayaa Agaasimaha warbixin ka siiyay shaqada Safaaradda, hawlaha diblomaasiyadeed ee ay waddo iyo dadaallada lagu xoojinayo xiriirka iyo iskaashiga ka dhexeeya Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Azerbaijan.<\/p>\n<p>Dhankiisa, Agaasime Maxamed Dubo Maxamed ayaa kormeer ku sameeyay qaybaha kala duwan ee xarunta Safaaradda, isaga oo bogaadiyay shaqada ay Safaaraddu u hayso muwaadiniinta Soomaaliyeed iyo dadaallada ay ku horumarinayso xiriirka diblomaasiyadeed iyo iskaashiga labada dal.<\/p>\n<div class=\"addtoany_share_save_container addtoany_content addtoany_content_bottom\"><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sabtii 7 Nov 2026 {CBB}Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Azerbaijan Mudane Cabdinuur Daahir Fiidow, ayaa xarunta Safaaradda Soomaaliya ee magaalada Baku ku soo dhaweeyay Agaasimaha Guud ee Adeegga Halmeel Mudane Maxamed Dubo Maxamed, oo safar shaqo ku jooga dalka Azerbaijan. Danjire Cabdinuur Daahir Fiidow ayaa Agaasimaha warbixin ka siiyay shaqada Safaaradda, hawlaha diblomaasiyadeed [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":15746,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-15745","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15745","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=15745"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15745\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":15747,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15745\/revisions\/15747"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/15746"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=15745"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=15745"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=15745"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}