{"id":15759,"date":"2026-11-07T07:39:05","date_gmt":"2026-11-07T07:39:05","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=15759"},"modified":"2026-11-07T07:39:05","modified_gmt":"2026-11-07T07:39:05","slug":"ugaas-yuusuf-ugaas-xasan-gobolka-hiiraan-waxaa-ku-soo-duulay-dad-hal-reer-ah-oo-magaca-dowladeed-wato","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=15759","title":{"rendered":"Ugaas Yuusuf Ugaas Xasan \u201cGobolka Hiiraan waxaa ku soo duulay dad hal reer ah oo Magaca Dowladeed wato\u201d"},"content":{"rendered":"<p><strong>Sabtii 7 Nov 2026 {CBB}<\/strong>Ugaaska Guud ee beesha Xawaadle, Ugaas Yuusuf Ugaas Xasan oo shir jaraa\u2019iid ku qabtay Xalay magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegay in reer wata shaati dowladeed ay duulaan ku soo yihiin shacabka reer Hiiraan.<\/p>\n<p>Ugaas Yuusuf oo la hadlaayay Beelweynta Xawaadle waxa uu ugu baaqay shacabka reer Hiiraan in ay difaacdaan sharafkooda iyo jiritaankooda, islamarkaana ay si degdeg ah isugu yimaadaan guriga uu ka dagan yahay magaalada Beledweyne.<\/p>\n<p>Sido kale Ugaaska wuxuu ugu baaqay askarka beesha Xawaadle ee ku jirta ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed in ay soo garab istaagaan shacabkooda, isaga oo xusay in dowladda hadda jirta ee hoggaamiyo madaxweyne Xasan Shiikh uu waqtigeedii dhammaaday.<\/p>\n<p>Hadalka Ugaaska Beesha Xawaadle ayaa yimid, xilli magaalada Beledweyne laga dareemayo xaalad kacsanaan ah oo u dhaxeeyso ciidamada Deegaanka iyo maamulka Hirshabelle.<\/p>\n<p>Xaalada Magaalada Beledweyne waxaa uga sii daray, markii ay magaalada yimaadeen Xildhibaan Cabdullaahi Sanbaloolshe iyo hoggaamiyo ku xigeenka Hirshabeelle Cabdifataax Afrax, kuwaas oo siyaasad ahaa iska soo horjeedo.<\/p>\n<p>Tan iyo markii Dowladda Federaalka Soomaaliya ay Doorasho ka qabatay Maamulka lagu muran san yahay ee Hirshabelle waxaa sii xoogeystay Diidmada Dadka Gobolka Hiiraan ay ka muuinayaan Maamulka Hirshabelle.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sabtii 7 Nov 2026 {CBB}Ugaaska Guud ee beesha Xawaadle, Ugaas Yuusuf Ugaas Xasan oo shir jaraa\u2019iid ku qabtay Xalay magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegay in reer wata shaati dowladeed ay duulaan ku soo yihiin shacabka reer Hiiraan. Ugaas Yuusuf oo la hadlaayay Beelweynta Xawaadle waxa uu ugu baaqay shacabka reer Hiiraan in ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":15760,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-15759","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15759","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=15759"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15759\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":15761,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15759\/revisions\/15761"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/15760"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=15759"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=15759"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=15759"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}