{"id":15783,"date":"2026-11-08T06:34:18","date_gmt":"2026-11-08T06:34:18","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=15783"},"modified":"2026-11-08T06:34:18","modified_gmt":"2026-11-08T06:34:18","slug":"hoggaamiye-ku-xigeenka-hirshabeelle-oo-caleemosaarkiisa-uga-baaqday-khilaafka-ka-taagan-baladweyne","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=15783","title":{"rendered":"Hoggaamiye ku xigeenka HirShabeelle oo Caleemosaarkiisa uga baaqday Khilaafka ka taagan Baladweyne"},"content":{"rendered":"<p><strong>Axad 8 Nov 2026 {CBB}<\/strong>Hoggaamiye ku xigeenka Maamulka HirShabeelle, Cabdifitaax Xasan Afrax ayaa baaqday caleemosaarka maamulkiisa maanta loogu samaynayo Magaalada Jowhar sababo la xiriira khilaafka ka taagan Xarunta Gobolka Hiiraan ee Baladweyne.<\/p>\n<p>Caleemosaarka maanta ay ka qaybgalayaan Madaxda Federaalka, qaar kamid ah kuwa Dowlad Goboleedyada, mas\u2019uuliyiin hore, Siyaasiyiin iyo qaybaha kala duwan ee Bulshada waxaa ka maqnaanaya Hoggaamiye ku xigeenka HirShabeelle.<\/p>\n<p>Sida ay cbb u xaqiijiyeen ilo ku kala sugan Jowhar iyo Baladweyne, waxa uu qorshuhu ahaa in Cabdifitaax Xasan Afrax uu waanwaan la furo reerkiisa kaddibna uu aado caleemosaarka balse arrintaasi ma dhicin kaddib markii xal loo waayay khilaafkaas.<\/p>\n<p>Ilo kale ayaa cbb u sheegay in Hoggaamiyaha dib loo doortay ee Maamulka HirShabeelle, Cali Guudlaawe uu gogol u dhigi doonno dhinacyada diidan hannaanka loo maray dhismaha Maamulkaas kuwaas oo kacdoon ka dhan ah kawada Magaalada Baladweyne.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Axad 8 Nov 2026 {CBB}Hoggaamiye ku xigeenka Maamulka HirShabeelle, Cabdifitaax Xasan Afrax ayaa baaqday caleemosaarka maamulkiisa maanta loogu samaynayo Magaalada Jowhar sababo la xiriira khilaafka ka taagan Xarunta Gobolka Hiiraan ee Baladweyne. Caleemosaarka maanta ay ka qaybgalayaan Madaxda Federaalka, qaar kamid ah kuwa Dowlad Goboleedyada, mas\u2019uuliyiin hore, Siyaasiyiin iyo qaybaha kala duwan ee Bulshada waxaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":15784,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-15783","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15783","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=15783"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15783\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":15785,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15783\/revisions\/15785"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/15784"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=15783"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=15783"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=15783"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}