{"id":15808,"date":"2026-11-08T09:42:02","date_gmt":"2026-11-08T09:42:02","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=15808"},"modified":"2026-11-09T09:44:27","modified_gmt":"2026-11-09T09:44:27","slug":"dfs-oo-sheegtay-in-ciidanka-xoogga-diyaar-u-yihiin-la-wareegidda-masuuliyadda-amniga-dalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=15808","title":{"rendered":"DFS oo sheegtay in Ciidanka Xoogga diyaar u yihiin la wareegidda mas\u2019uuliyadda amniga dalka."},"content":{"rendered":"<p><strong>Axad 8 Nov 2026 {CBB}<\/strong>Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Mareykanka u sheegtay in Ciidanka Xoogga Dalka ay diyaar u yihiin la wareegidda mas\u2019uuliyadda amniga dalka, kaddib markii ay dhawaan ciidamada Uganda kala wareegeen saldhigga howlgalka AUSSOM ee magaalada Baraawe.<\/p>\n<p>Arrintan ayaa lagu sheegay kulan dhexmaray Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, iyo sii hayaha Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya, Ruth Anne Stevens-Klitz, kaas oo looga hadlay xaaladda amniga iyo taageerada Mareykanka ee dhismaha iyo tayeynta Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliyeed.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-5485553666531996\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"filled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_2_host\"><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Wasiir Fiqi ayaa dowladda Mareykanka uga mahadceliyay taageerada ay siiso ciidamada Soomaaliyeed, isaga oo xusay dadaallada lagu xoojinayo awoodda iyo diyaargarowga Ciidanka Xoogga Dalka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Axad 8 Nov 2026 {CBB}Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Mareykanka u sheegtay in Ciidanka Xoogga Dalka ay diyaar u yihiin la wareegidda mas\u2019uuliyadda amniga dalka, kaddib markii ay dhawaan ciidamada Uganda kala wareegeen saldhigga howlgalka AUSSOM ee magaalada Baraawe. Arrintan ayaa lagu sheegay kulan dhexmaray Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, iyo sii hayaha Safaaradda Mareykanka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":15809,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-15808","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15808","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=15808"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15808\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":15810,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15808\/revisions\/15810"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/15809"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=15808"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=15808"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=15808"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}