{"id":15834,"date":"2026-11-09T12:51:22","date_gmt":"2026-11-09T12:51:22","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=15834"},"modified":"2026-11-09T12:51:22","modified_gmt":"2026-11-09T12:51:22","slug":"taliye-ku-xigeenka-booliska-wanlaweyn-oo-ka-digay-rasaasha-micno-darrada-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=15834","title":{"rendered":"Taliye ku-xigeenka booliska wanlaweyn oo ka digay rasaasha micno-darrada ah"},"content":{"rendered":"<p><strong>Isniin 9 Nov 2026 {CBB}<\/strong>Taliye Ku-xigeenka Booliska Degmada Wanlaweyn ayaa digniin adag u diray dadka rasaasta micno-darrada ah ka rida gudaha degmada, isaga oo sheegay in cid kasta oo ku kacda falkaasi laga qaadi doono tallaabo sharci ah.<\/p>\n<p class=\"x12ofw9d\">Taliye Ku-xigeenka ayaa xusay in rasaasta sharci-darrada ah ay khatar ku tahay amniga bulshada, isla markaana aysan boolisku u dulqaadan doonin falalka wax u dhimaya nabadgelyada iyo xasilloonida degmada.<\/p>\n<p class=\"x12ofw9d\">Wuxuu ugu baaqay shacabka degmada Wanlaweyn inay ilaaliyaan amniga, kana fogaadaan rasaas ridista aan loo baahnayn, isagoo caddeeyay in cid kasta oo sharciga jebisa lala xisaabtami doono.<\/p>\n<p class=\"x12ofw9d\"><strong>Booliska Degmada Wanlaweyn ayaa bulshada ugu baaqay wada-shaqeyn si loo xaqiijiyo amniga iyo kala dambeynta degmada.<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Isniin 9 Nov 2026 {CBB}Taliye Ku-xigeenka Booliska Degmada Wanlaweyn ayaa digniin adag u diray dadka rasaasta micno-darrada ah ka rida gudaha degmada, isaga oo sheegay in cid kasta oo ku kacda falkaasi laga qaadi doono tallaabo sharci ah. Taliye Ku-xigeenka ayaa xusay in rasaasta sharci-darrada ah ay khatar ku tahay amniga bulshada, isla markaana aysan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":15835,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-15834","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15834","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=15834"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15834\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":15836,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15834\/revisions\/15836"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/15835"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=15834"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=15834"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=15834"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}