{"id":1584,"date":"2024-12-02T10:08:30","date_gmt":"2024-12-02T10:08:30","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=1584"},"modified":"2024-12-02T10:08:30","modified_gmt":"2024-12-02T10:08:30","slug":"mw-jfs-xasan-sheekh-maxamuud-oo-xeer-madaxweyne-kusoo-saaray-guddiga-madaxabannaan-doorashooyinka-soohdimaha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=1584","title":{"rendered":"MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo xeer Madaxweyne kusoo saaray Guddiga Madaxabannaan Doorashooyinka &#038; Soohdimaha"},"content":{"rendered":"<p><strong>Isniin 2 Dec 2024 {CBB} <\/strong>Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xeer Madaxweyne kusoo saaray Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha taas oo horay u ansixiyeen Laamaha Fulinta iyo Xeer Dejinta Dowladda Federaalka.<\/p>\n<p>Xubnaha Guddigaan oo ka kooban 18 xubnood ayaa isla maanta ku dooranaya Guddoomiye, ku xigeenkiisa &amp; Xoghaye si uu u billaabo howlaha horyaalla sida in uu dalka ka qabto Doorasho Qof iyo Cod ah.<\/p>\n<p>Guddiga Madaxabannaan Doorashooyinka &amp; Soohdimaha Qaranka waxa uu Baarlamaanka 11aad ee JFS u ansixiyay xeerarka muhiimka u ah Xisbiyada, Ururrada iyo Doorashooyinka Dadweyne ee Qof iyo codka ah.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Xeer-MW-1.jpg\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Xeer-MW-2.jpg\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Isniin 2 Dec 2024 {CBB} Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xeer Madaxweyne kusoo saaray Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha taas oo horay u ansixiyeen Laamaha Fulinta iyo Xeer Dejinta Dowladda Federaalka. Xubnaha Guddigaan oo ka kooban 18 xubnood ayaa isla maanta ku dooranaya Guddoomiye, ku xigeenkiisa &amp; Xoghaye si uu u billaabo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":1585,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-1584","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1584","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=1584"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1584\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1587,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1584\/revisions\/1587"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/1585"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=1584"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=1584"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=1584"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}