{"id":15895,"date":"2026-11-10T07:31:19","date_gmt":"2026-11-10T07:31:19","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=15895"},"modified":"2026-11-10T07:31:19","modified_gmt":"2026-11-10T07:31:19","slug":"mw-xasan-sheekh-oo-ka-qeyb-galaya-shir-ka-dhacaya-turkiga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=15895","title":{"rendered":"MW Xasan Sheekh oo ka qeyb galaya shir ka dhacaya Turkiga."},"content":{"rendered":"<p><strong>Talaado 10 Nov 2026 {CBB}<\/strong>Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa lagu wadaa inay u safraan magaalada Antalya ee dalka Turkiga, halkaas oo ay kaga qaybgalayaan shirweynaha 31-aad ee Qaramada Midoobay ee Isbeddelka Cimilada (COP31).<\/p>\n<div class=\"google-anno-skip google-anno-sc\" tabindex=\"0\" role=\"link\" aria-label=\"Somalia travel guide\" data-google-vignette=\"false\" data-google-interstitial=\"false\"><\/div>\n<p>Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa khudbad ka jeedin doona shir madaxeedka Antalya oo qayb ka ah shirka COP31, isaga oo soo bandhigi doona qorshayaasha dowladda Soomaaliya ee wax ka qabashada saameynta taban ee isbeddelka cimilada.<\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_inline tdi_61 td_block_template_1 \"><ins class=\"adsbygoogle\" data-ad-client=\"ca-pub-8756589205009556\" data-ad-slot=\"1002323234\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"unfilled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_10_host\"><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Qorshayaasha uu madaxweynuhu soo bandhigi doono waxaa ka mid ah horumarinta tamarta cagaaran, ka hortagga nabaad-guurka iyo xoojinta dadaallada lagu dhisayo awoodda dalka ee u adkeysiga saameynta isbeddelka cimilada.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Madaxweynaha ayaa la filayaa inuu kulamo-doceedyo la yeesho madaxda dalalka kala duwan ee shirka ka qaybgalaya, kuwaas oo diiradda lagu saari doono xoojinta xiriirka diblomaasiyadeed iyo iskaashiga laba geesoodka ah ee Soomaaliya iyo dalalkaas.<\/p>\n<div class=\"google-anno-skip google-anno-sc\" tabindex=\"0\" role=\"link\" aria-label=\"Somalia travel guide\" data-google-vignette=\"false\" data-google-interstitial=\"false\"><\/div>\n<p>Shirka COP31 ayaa ah madal caalami ah oo ay madaxda dowladaha iyo wakiillada dalalku kaga arrinsadaan saameynta isbeddelka cimilada iyo sidii loo xoojin lahaa iskaashiga caalamiga ah ee wax looga qabanayo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Talaado 10 Nov 2026 {CBB}Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa lagu wadaa inay u safraan magaalada Antalya ee dalka Turkiga, halkaas oo ay kaga qaybgalayaan shirweynaha 31-aad ee Qaramada Midoobay ee Isbeddelka Cimilada (COP31). Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa khudbad ka jeedin doona shir madaxeedka Antalya oo qayb ka ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":15896,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-15895","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15895","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=15895"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15895\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":15897,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15895\/revisions\/15897"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/15896"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=15895"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=15895"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=15895"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}