{"id":15905,"date":"2026-11-10T07:42:51","date_gmt":"2026-11-10T07:42:51","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=15905"},"modified":"2026-11-10T07:42:51","modified_gmt":"2026-11-10T07:42:51","slug":"ciidamo-dheeraad-ah-oo-ku-biiraya-ugaas-yuusuf","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=15905","title":{"rendered":"Ciidamo dheeraad ah oo ku biiraya Ugaas Yuusuf."},"content":{"rendered":"<p><strong>Talaado 10 Nov 2026 {CBB}<\/strong>Ciidamo hor leh oo ka tirsan Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa maanta gaaray hoyga Ugaaska guud ee beesha Xawaadle, Ugaas Yuusuf Ugaas Xasan Ugaas Khaliif, iyadoo halkaas ay ka socoto soo dhaweynta ciidamo kala duwan oo ka jawaabaya baaqii iyo amarkii Ugaaska.<\/p>\n<p>Tirada ciidamadan ayaa lagu sheegay inay gaarayaan ku dhawaad 150 Askari, kuwaasi oo ka yimid qaar ka mid ah gobolada dalka.<\/p>\n<p>Maalmihii la soo dhaafay waxaa sii kordhayay ciidamada iyo bulshada isugu tagaysa hoyga Ugaaska, taas oo muujinaysa sida uu u saameeyay baaqiisa ku aaddan xaaladda siyaasadeed iyo tabashooyinka ka jira gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p>Dhanka kale, magaalada Beledweyne waxaa maanta ku wajahan wafdi ka socda Villa Somalia oo uu hoggaaminayo Wasiirka Batroolka Soomaaliya, Daahir Shire.<\/p>\n<p>Wararka ayaa sheegaya in wafdiga uu sido farriin uu soo diray Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, taas oo loogu talagalay in loo gudbiyo Ugaas Yuusuf, isla markaana lagala hadlo sidii xal looga gaari lahaa tabashooyinka iyo cabashooyinka bulshada reer Hiiraan.<\/p>\n<p>Wafdigan ayaa la filayaa inuu kulamo la yeesho Ugaaska iyo dhinacyada kale ee ay khuseyso xiisadda ka taagan Beledweyne, si loo abuuro jawi wada-hadal iyo is-afgarad.<\/p>\n<p>Socdaalka wafdiga Villa Somalia ayaa imanaya xilli ay magaalada Beledweyne ka taagan tahay xaalad siyaasadeed oo xasaasi ah, iyadoo dadaallo kala duwan ay socdaan sidii loo qaboojin lahaa xiisadda loona heli lahaa xal laga gaaro khilaafka u dhexeeya dhinacyada.<\/p>\n<div class=\"google-anno-skip google-anno-sc\" tabindex=\"0\" role=\"link\" aria-label=\"Somalia travel guide\" data-google-vignette=\"false\" data-google-interstitial=\"false\"><\/div>\n<div class=\"td-a-rec td-a-rec-id-content_bottom  tdi_63 td_block_template_1\">\n<div id=\"taboola-below-article-thumbnails\" class=\"trc_related_container tbl-feed-container render-late-effect tbl-feed-frame-DIVIDER\" data-feed-container-num=\"1\" data-feed-main-container-id=\"taboola-below-article-thumbnails\" data-parent-placement-name=\"Below Article Thumbnails\" data-pub-lang=\"en\">\n<div id=\"taboola-below-article-thumbnails-sca1\" class=\"trc_related_container tbl-trecs-container trc_spotlight_widget trc_elastic trc_elastic_above-the-feed-premium-card-fp-delta pad-down above-the-feed-placement\" data-card-index=\"1\" data-placement-name=\"Below Article Thumbnails | Injected 1\"><\/div>\n<div id=\"taboola-below-article-thumbnails-pl1\" class=\"tbl-feed-card trc_related_container tbl-trecs-container trc_spotlight_widget trc_elastic trc_elastic_thumbs-feed-01-delta\" data-card-index=\"1\" data-placement-name=\"Below Article Thumbnails | Card 1\">\n<div class=\"trc_rbox_container\">\n<div>\n<div id=\"trc_wrapper_6967428061\" class=\"trc_rbox thumbs-feed-01-delta trc-content-sponsored\">\n<div id=\"outer_6967428061\" class=\"trc_rbox_outer\">\n<div id=\"rbox-t2v\" class=\"trc_rbox_div trc_rbox_border_elm\">\n<div id=\"internal_trc_6967428061\">\n<div class=\"videoCube trc_spotlight_item origin-undefined textItem thumbnail_top videoCube_1_child syndicatedItem trc-first-recommendation trc-spotlight-first-recommendation trc_excludable\" data-item-id=\"~~V1~~-7993167919336673867~~YLGG5MbqT3xPALLuekrjc_0jqQUY495SgGvFgdG89JJ9_9IWyVTZYEw3zPc60dwzHu_TYvngZ3fIkOCpr71_kAqE0_yL1hRu0U20mv8_l17bYK6430yTkyWy5J6nKF2SvMs1tivZYsQ9nr-vUwXkv5dlKonxDngBEcj8Q_6oKIoaE3iK7ebMf8nQ4vZ9kk8xLeg5E7LZLOBXKKfyNGvmz_AyE7-JFgAt92QiJRnyM13EEiZygR4z0Ttms5qxpDNba8qiydA0LS809DbXIBB-ez8Fk7UDV1qIm5ukaY_3ZT7Akelmt54ppcc0Wr764DJmAK8Pd0uDTH94OBzgShYijdh3adcQGAne4wRnempGoqI\" data-item-title=\"30 Hilarious Beach Photos Caught On Camera\" data-item-thumb=\"https:\/\/cdn.taboola.com\/libtrc\/static\/thumbnails\/IMAGE_UPSCALER\/EIU\/49402fa1-e0e5-4463-bc5f-ce9c3243b036__bLHVSM9R.jpg\" data-item-syndicated=\"true\">\n<div class=\"thumbBlock_holder\"><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Talaado 10 Nov 2026 {CBB}Ciidamo hor leh oo ka tirsan Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa maanta gaaray hoyga Ugaaska guud ee beesha Xawaadle, Ugaas Yuusuf Ugaas Xasan Ugaas Khaliif, iyadoo halkaas ay ka socoto soo dhaweynta ciidamo kala duwan oo ka jawaabaya baaqii iyo amarkii Ugaaska. Tirada ciidamadan ayaa lagu sheegay inay gaarayaan ku dhawaad 150 [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":15906,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-15905","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15905","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=15905"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15905\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":15907,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15905\/revisions\/15907"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/15906"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=15905"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=15905"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=15905"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}