{"id":15908,"date":"2026-11-10T07:49:00","date_gmt":"2026-11-10T07:49:00","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=15908"},"modified":"2026-11-10T07:50:34","modified_gmt":"2026-11-10T07:50:34","slug":"15908","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=15908","title":{"rendered":"Mas\u2019uuliyiin Ka Tirsan Dowladda Koonfur Galbeed Oo Booqday Askarta Ku Soo Dhawacantay Dagaallada AS"},"content":{"rendered":"<p><strong>Talaado 10 Nov 2026 {CBB}<\/strong>Mas\u2019uuliyiin ka tirsan Dowladda Gobaleedka\u00a0 Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa booqasho ugu tagay askarta ku soo dhaawacantay dagaallada ay ciidamada dowladda kula jiraan kooxda AS, kuwaas oo lagu dabiibayo xarumaha caafimaadka.<\/p>\n<p>Mas\u2019uuliyiinta ayaa warbixin ka dhegeystay xaaladda caafimaad ee dhaawacyada, iyagoo u muujiyey garab istaag, dhiirrigelin iyo taageero, isla markaana u rajeeyey caafimaad degdeg ah.<\/p>\n<p>Sidoo kale, mas\u2019uuliyiinta ayaa bogaadiyey naf-hurnimada, geesinimada iyo dadaalka ay ciidamada qalabka sida ugu jiraan difaaca dalka, sugidda amniga iyo badbaadinta shacabka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Booqashadan ayaa qeyb ka ah taageerada iyo dhiirrigelinta Dowladda Koonfur Galbeed ay u muujinayso ciidamada ku dhaawacma howlgallada ka dhanka ah AS<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Talaado 10 Nov 2026 {CBB}Mas\u2019uuliyiin ka tirsan Dowladda Gobaleedka\u00a0 Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa booqasho ugu tagay askarta ku soo dhaawacantay dagaallada ay ciidamada dowladda kula jiraan kooxda AS, kuwaas oo lagu dabiibayo xarumaha caafimaadka. Mas\u2019uuliyiinta ayaa warbixin ka dhegeystay xaaladda caafimaad ee dhaawacyada, iyagoo u muujiyey garab istaag, dhiirrigelin iyo taageero, isla markaana u rajeeyey [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":15909,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-15908","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15908","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=15908"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15908\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":15911,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15908\/revisions\/15911"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/15909"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=15908"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=15908"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=15908"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}