{"id":15932,"date":"2026-11-10T13:45:54","date_gmt":"2026-11-10T13:45:54","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=15932"},"modified":"2026-11-10T13:45:54","modified_gmt":"2026-11-10T13:45:54","slug":"soomaaliya-oo-ka-tacsiyaysay-dadkii-masar-uga-dhintay-shilka-tareen-ee-ka-dhacay-giza","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=15932","title":{"rendered":"Soomaaliya oo ka tacsiyaysay Dadkii Masar uga dhintay Shilka Tareen ee ka dhacay Giza"},"content":{"rendered":"<p><strong>Talaado 10 Nov 2026 {CBB}<\/strong>Dowladda Federaalka Soomaaliya aya dhiggeeda Masar uga tacsiyaysay dadkii ku dhintay Shilkii tareen ee ka dhacay Magaalada Giza oo galaaftay nolosha ugu yaraan 7 qof halka ay ku dhaawacmeen in ka badan 125 ruux.<\/p>\n<p>Wasaaradda Arrimaha Dibadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa Masar u sheegtay inay uga tacsiyayneeso dadka ku dhintay Shilka iyo kuwa ku dhaawacmay iyada oo garab istaag u muujisay dhiggeeda Qaahira sida lagu yiri bayaan kasoo baxay XFS.<\/p>\n<p>\u201cJamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay tacsi tiiraanyo leh u diraysaa Dowladda iyo shacabka Jamhuuriyadda Carabta ee Masar, kaddib shilkii tareen ee 8-dii Nofeembar 2026 ka dhacay magaalada Giza, kaas oo sababay dhimasho iyo dhaawacyo\u201d Sidaasi waxaa lagu yiri warka kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda XFS.<\/p>\n<p>\u201cDowladda Soomaaliya waxay murugada la qeybsaneysaa walaalaheeda reer Masar xilligaan adag\u201d Sidaasi waxaa la sii raaciyay Warka qoraalka ah ee kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Talaado 10 Nov 2026 {CBB}Dowladda Federaalka Soomaaliya aya dhiggeeda Masar uga tacsiyaysay dadkii ku dhintay Shilkii tareen ee ka dhacay Magaalada Giza oo galaaftay nolosha ugu yaraan 7 qof halka ay ku dhaawacmeen in ka badan 125 ruux. Wasaaradda Arrimaha Dibadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa Masar u sheegtay inay uga tacsiyayneeso dadka ku dhintay Shilka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":15933,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-15932","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15932","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=15932"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15932\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":15934,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15932\/revisions\/15934"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/15933"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=15932"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=15932"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=15932"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}