{"id":15938,"date":"2026-11-10T13:50:46","date_gmt":"2026-11-10T13:50:46","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=15938"},"modified":"2026-11-10T13:50:46","modified_gmt":"2026-11-10T13:50:46","slug":"wafdi-uu-hoggaaminayo-wasiirka-batroolka-iyo-macdanta-xfs-oo-gaaray-beledweyne","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=15938","title":{"rendered":"Wafdi Uu Hoggaaminayo Wasiirka Batroolka Iyo Macdanta Xfs Oo Gaaray Beledweyne"},"content":{"rendered":"<p><strong>Talaado 10 Nov 2026 {CBB}<\/strong>Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Batroolka iyo Macdanta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Daahir Shire Maxamed, ayaa maanta gaaray magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, halkaas oo si diirran loogu soo dhaweeyay.<\/p>\n<p>Wasiirka oo ay weheliyaan mas\u2019uuliyiin kale, ayaa kadib soo dhaweynta warbaahinta uga warbixiyay ujeeddada socdaalkooda, iyaga oo sheegay in safarku qeyb ka yahay dadaallada lagu xallinayo tabashooyinka ay qabaan qaar ka mid ah bulshada ku nool gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p>Daahir Shire Maxamed iyo Cali Jeyte Cismaan ayaa xusay in mudnaanta koowaad la siinayo dhageysiga cabashooyinka bulshada, wadahadalka iyo sidii loo heli lahaa xal waara oo wax looga qabanayo tabashooyinka jira.<\/p>\n<p>Waxay sidoo kale carrabka ku adkeeyeen muhiimadda ay leedahay in la helo is-afgarad iyo wada-shaqeyn dhexmarta bulshada iyo dowladda, si xal looga gaaro arrimaha taagan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Talaado 10 Nov 2026 {CBB}Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Batroolka iyo Macdanta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Daahir Shire Maxamed, ayaa maanta gaaray magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, halkaas oo si diirran loogu soo dhaweeyay. Wasiirka oo ay weheliyaan mas\u2019uuliyiin kale, ayaa kadib soo dhaweynta warbaahinta uga warbixiyay ujeeddada socdaalkooda, iyaga oo sheegay in safarku qeyb ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":15939,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-15938","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15938","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=15938"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15938\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":15940,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15938\/revisions\/15940"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/15939"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=15938"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=15938"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=15938"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}