{"id":15953,"date":"2026-11-11T07:39:49","date_gmt":"2026-11-11T07:39:49","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=15953"},"modified":"2026-11-11T07:39:49","modified_gmt":"2026-11-11T07:39:49","slug":"uganda-oo-xasan-sheekh-ugu-baaqay-inuu-fuliyo-goaanka-maxkamadda-sare","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=15953","title":{"rendered":"Uganda oo Xasan Sheekh ugu baaqay inuu fuliyo go\u2019aanka Maxkamadda Sare."},"content":{"rendered":"<p><strong>Arbaco 11 Nov 2026 {CBB}<\/strong>Xiisadda siyaasadeed iyo muranka dastuuriga ah ee ka taagan Soomaaliya ayaa gaaray heer goboleed, kaddib markii Ururka Qareennada Uganda (Uganda Law Society) uu si adag uga hadlay khilaafka u dhexeeya hay\u2019adaha dowladda iyo garsoorka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Ururka Qareennada Uganda ayaa Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ugu baaqay inuu ixtiraamo Dastuurka dalka iyo go\u2019aanka Maxkamadda Sare ee Soomaaliya, iyagoo ku adkeeyay in la fuliyo go\u2019aanka maxkamadda oo ay ku tilmaameen mid sharci ah.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-8756589205009556\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"unfill-optimized\"><\/p>\n<div id=\"aswift_3_host\">\n<div class=\"google-aiuf\" data-google-ad-efd=\"true\">\n<div class=\"goog-rentries\">\n<div><\/div>\n<div><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Ururkan ayaa sidoo kale soo dhaweeyay go\u2019aanka Maxkamadda Sare, isagoo ku baaqay in la dhowro madaxbannaanida garsoorka iyo sarreynta sharciga, isla markaana aan la hareer marin go\u2019aannada hay\u2019adaha garsoorka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Dhanka kale, xiisadda garsoorka Soomaaliya ayaa gaartay Maxkamadda Caddaaladda ee Bulshada Bariga Afrika (EAC), kaddib markii Guddoomiyihii Maxkamadda Sare ee xilka laga qaaday, Baashe Yuusuf Axmed, uu dacwad ka dhan ah Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud u gudbiyay maxkamaddaas, sida ay sheegayaan ilo-wareedyo.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Dacwadda ayaa la xiriirta muranka dastuuriga ah ee ka dhashay xilka qaadista Baashe Yuusuf iyo tallaabooyinka Madaxweynaha, iyadoo dhinaca dacwoodaha uu ku doodayo in Madaxweynaha uu baalmaray Dastuurka, isla markaana muddadiisa xil-hayneed ay dhammaatay.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Waxaa sidoo kale la filayaa in madaxda dalalka xubnaha ka ah ururka Bulshada Bariga Afrika iyo hay\u2019adaha garsoorka ee ururka ay kulamo ka yeeshaan xaaladda siyaasadeed iyo tan garsoor ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Dhacdooyinkan ayaa ku soo kordhaya cadaadiska diblomaasiyadeed iyo sharci ee ku xeeran khilaafka dowladda Federaalka iyo mucaaradka, gaar ahaan muranka doorashooyinka, muddo-xileedka hay\u2019adaha dowladda iyo fulinta go\u2019aannada Maxkamadda Sare.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Soomaaliya ayaa wajahaysa marxalad xasaasi ah, iyadoo weli aan xal laga gaarin khilaafka dastuuriga ah iyo kan siyaasadeed ee u dhexeeya dhinacyada dalka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arbaco 11 Nov 2026 {CBB}Xiisadda siyaasadeed iyo muranka dastuuriga ah ee ka taagan Soomaaliya ayaa gaaray heer goboleed, kaddib markii Ururka Qareennada Uganda (Uganda Law Society) uu si adag uga hadlay khilaafka u dhexeeya hay\u2019adaha dowladda iyo garsoorka Soomaaliya. Ururka Qareennada Uganda ayaa Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ugu baaqay inuu ixtiraamo Dastuurka dalka iyo go\u2019aanka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":15954,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-15953","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15953","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=15953"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15953\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":15955,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15953\/revisions\/15955"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/15954"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=15953"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=15953"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=15953"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}