{"id":15959,"date":"2026-11-12T06:11:50","date_gmt":"2026-11-12T06:11:50","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=15959"},"modified":"2026-11-12T06:11:50","modified_gmt":"2026-11-12T06:11:50","slug":"dowladda-suuriya-oo-qorsheynaysa-in-ay-dib-u-furato-safaaraddeedii-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=15959","title":{"rendered":"Dowladda Suuriya oo qorsheynaysa in ay dib u furato safaaraddeedii Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p><strong>Khamiis 12 Nov 2026 {CBB}<\/strong>Safiirka Soomaaliya ee Suuriya, Abiib Muuse Faarax ayaa magaalada Dimishiq kula kulmay La-taliyaha Arrimaha Carabta ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Qurba-joogta Suuriya, Maxamed Taha Al-Axmed.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa diiradda lagu saaray dib u furida Safaaradda ay Muqdisho ku laheyd dowladda Suuriya, si loo fududeeyo isku socodka labada dal.<\/p>\n<p>Safiirka Soomaaliya ee Suuriya ayaa xusay in dowladda fududeyn doonto haddii Suuriya u soo diyaar garowdo furitaan Safaaradeeda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Sidoo kale, labada mas\u2019uul ayaa ka wada hadlay qaxootiga labada dal ku kala nool iyo sidii loogu fududeyn lahaa Socdaalkooda.<\/p>\n<p>Safaaradda Suuriya ee Muqdisho la xiray sannadkii 1991-kii, kaddib burburkii dowladdii dhexe ee Soomaaliya..<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Khamiis 12 Nov 2026 {CBB}Safiirka Soomaaliya ee Suuriya, Abiib Muuse Faarax ayaa magaalada Dimishiq kula kulmay La-taliyaha Arrimaha Carabta ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Qurba-joogta Suuriya, Maxamed Taha Al-Axmed. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray dib u furida Safaaradda ay Muqdisho ku laheyd dowladda Suuriya, si loo fududeeyo isku socodka labada dal. Safiirka Soomaaliya ee Suuriya [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":15960,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27,1],"tags":[],"class_list":["post-15959","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15959","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=15959"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15959\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":15961,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15959\/revisions\/15961"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/15960"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=15959"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=15959"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=15959"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}