{"id":15962,"date":"2026-11-12T07:52:33","date_gmt":"2026-11-12T07:52:33","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=15962"},"modified":"2026-11-12T07:52:33","modified_gmt":"2026-11-12T07:52:33","slug":"william-ruto-oo-sheegay-in-kenya-lacago-badan-ku-hesho-howlgalka-aussom-ee-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=15962","title":{"rendered":"William Ruto oo sheegay in Kenya lacago badan ku hesho howlgalka AUSSOM ee Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p><strong>Khamiis 12 Nov 2026 {CBB}<\/strong>Madaxweynaha Kenya, William Ruto ayaa sheegay in dalkiisa lacago iyo taageero ku helo howlgallada dhinaca amniga ee ay ku joogaan gudaha Soomaaliya.<\/p>\n<p>Ruto oo uu qoraal ku baahiyay bartiisa X uga hadlay taageerada dalkiisa ka helo Midowga Yurub ayaa xusay in dalalka ururkaasi ka tirsan yihiin kuwa ugu badan ee ay wax u dhoofiyaan<\/p>\n<p>Wuxuu sidoo kale xusay in lacag dhan 20 milyan oo Yuuro ay Midowga Yurub ku taageereen xoojinta Ciidamada Difaaca Kenya.<\/p>\n<p>Isagoo sii hadlaya wuxuu tilmaamay in Midowga Yurub uu lacago kale ku bixiyo howlgallada nabad ilaalinta ee ka socda dalal ay kamid tahay Soomaaliya.<\/p>\n<p>Hadalka Ruto ayaa ku soo aadaya xilli Howlgalka Midowga Afrika ee AUSSOM uu wajahayo dhaqaale la\u2019aan, isla markaasna Ciidamada Uganda ay ka baxayaan Soomaaliya wixiii ka dambeeya 2027.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Khamiis 12 Nov 2026 {CBB}Madaxweynaha Kenya, William Ruto ayaa sheegay in dalkiisa lacago iyo taageero ku helo howlgallada dhinaca amniga ee ay ku joogaan gudaha Soomaaliya. Ruto oo uu qoraal ku baahiyay bartiisa X uga hadlay taageerada dalkiisa ka helo Midowga Yurub ayaa xusay in dalalka ururkaasi ka tirsan yihiin kuwa ugu badan ee ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":15963,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27,1],"tags":[],"class_list":["post-15962","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15962","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=15962"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15962\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":15965,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15962\/revisions\/15965"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/15963"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=15962"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=15962"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=15962"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}