{"id":1597,"date":"2024-12-03T09:08:26","date_gmt":"2024-12-03T09:08:26","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=1597"},"modified":"2024-12-03T09:09:26","modified_gmt":"2024-12-03T09:09:26","slug":"wasiirka-gaashaandhigga-oo-digniin-adag-udiray-maaamulka-jubbaland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=1597","title":{"rendered":"Wasiirka Gaashaandhigga oo Digniin adag udiray maaamulka Jubbaland."},"content":{"rendered":"<p><strong>Talaado 3 Dec 2024 {CBB}<\/strong>Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Cabdiqaadir Maxamed Nuur, ayaa sheegay in maamulka Jubbaland uu qaadi doono masuuliyadda ka dhalata isku dhac dhexmara ciidamada xoogga dalka iyo kuwa Jubbaland ee ku sugan Jubbada Hoose.<\/p>\n<p>Wasiir Cabdiqaadir ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay ku xoojisay dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab ciidamo gaaraya kun askari, kuwaas oo loo diray aagga Raaskambooni. Waxa uu tilmaamay in ciidamada dowladda aysan duulaan ku ahayn Jubbaland, balse ay ujeedkoodu yahay in ay ciribtiraan kooxda Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Wasiirku waxa uu nasiib darro ku tilmaamay in maamulka Jubbaland uu siyaasadaynayo ciidamada xoogga dalka, isagoo sheegay in si khaldan loogu sumadaynayo ciidamadan oo lagu tilmaamo kuwo burburinaya jiritaanka Jubbaland.<\/p>\n<p>\u201cCiidamada la geeyay Raaskambooni waa ciidamada Danab, waxayna ka shaqeynayaan waajibaadkooda dastuuriga ah. Ciddii xabbad kala hortimaada ayaa qaadi doonta masuuliyadda,\u201d ayuu Wasiir Cabdiqaadir Maxamed Nuur hadalkiisa ku daray.<\/p>\n<p>Wasiirku wuxuu carrabka ku adkeeyay in ciidamadan ay yihiin kuwa guulaha waaweyn ka gaaray dagaalladii Buulo Xaaji ee lagu naafeeyay AS.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Talaado 3 Dec 2024 {CBB}Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Cabdiqaadir Maxamed Nuur, ayaa sheegay in maamulka Jubbaland uu qaadi doono masuuliyadda ka dhalata isku dhac dhexmara ciidamada xoogga dalka iyo kuwa Jubbaland ee ku sugan Jubbada Hoose. Wasiir Cabdiqaadir ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay ku xoojisay dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab ciidamo gaaraya kun askari, kuwaas [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":1598,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-1597","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1597","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=1597"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1597\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1600,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1597\/revisions\/1600"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/1598"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=1597"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=1597"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=1597"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}