{"id":15992,"date":"2026-11-13T08:21:04","date_gmt":"2026-11-13T08:21:04","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=15992"},"modified":"2026-11-13T08:21:04","modified_gmt":"2026-11-13T08:21:04","slug":"trump-oo-sheegay-in-dalalka-khaliijka-ay-ka-codsadeen-in-uu-muddo-kooban-hakiyo-duullaanka-iiraan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=15992","title":{"rendered":"Trump oo sheegay in Dalalka Khaliijka ay ka codsadeen in uu muddo kooban hakiyo duullaanka Iiraan"},"content":{"rendered":"<p><strong>Jimco 13 Nov 2026 {CBB}<\/strong>Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ayaa sheegay in Saaxiibadiis Khaliijka ay ka codsadeen in uu muddo kooban ku joojiyo duullaanka ka dhanka ah Iiraan sida uu warka u dhigay.<\/p>\n<p>Donald Trump ayaa ku faanay in uu damacsanaa saddex cisho oo duullaaan culus ah oo Washington kusoo afjarto kaabayaasha Dhaqaalaha dalkaas si ay isu dhiibto Xukuumadda Tehran.<\/p>\n<p>Trump ayaa marar badan oo hore sidaan oo kale u sheegay in Dalalka Carabta ay gacmsha ka qabteen weerarro miisaan culus uuna ku burburin rabay Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iiraan sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p>Iiraan ayaa sheegtay in ay diyaar u tahay iska difaacista duullaanka Maraykanka, Israa\u2019iil iyo Dalal koobaan oo u badan kuwa Carabta oo qorsheynaya weerarro cusub oo aanay Tehran isu dhiibi doonnin cadawgeeda dhinacyada badan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jimco 13 Nov 2026 {CBB}Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ayaa sheegay in Saaxiibadiis Khaliijka ay ka codsadeen in uu muddo kooban ku joojiyo duullaanka ka dhanka ah Iiraan sida uu warka u dhigay. Donald Trump ayaa ku faanay in uu damacsanaa saddex cisho oo duullaaan culus ah oo Washington kusoo afjarto kaabayaasha Dhaqaalaha dalkaas si ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":15993,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27,1],"tags":[],"class_list":["post-15992","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15992","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=15992"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15992\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":15995,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15992\/revisions\/15995"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/15993"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=15992"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=15992"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=15992"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}