{"id":15999,"date":"2026-11-13T08:27:48","date_gmt":"2026-11-13T08:27:48","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=15999"},"modified":"2026-11-13T08:27:48","modified_gmt":"2026-11-13T08:27:48","slug":"maamulka-puntland-oo-dhaliil-kulul-u-jeedisay-madaxda-dowladda-federaalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=15999","title":{"rendered":"Maamulka Puntland oo dhaliil kulul u jeedisay madaxda dowladda Federaalka."},"content":{"rendered":"<p><strong>Jimco 13 Nov 2026 {CBB}<\/strong>Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Puntland, Cabdirisaaq Axmed Siciid, ayaa dhaliil kulul u jeediyey saraakiisha iyo mas\u2019uuliyiinta had iyo jeer ka digaya khataraha amni ee dalka, isaga oo sheegay in haddii ay jiraan khataro dhab ah ay tahay in wax laga qabto, halkii cabasho iyo digniino joogto ah loo jeedin lahaa bulshada. Waxa uu sidoo kale ku baaqay in hoggaanka dalka laga rabo inuu masuuliyadda xukunka qaado, isla markaana uusan dadka ku mashquulin hadallo aan xal keenayn.<\/p>\n<div class=\"google-anno-skip google-anno-sc\" tabindex=\"0\" role=\"link\" aria-label=\"Buy Maps\" data-google-vignette=\"false\" data-google-interstitial=\"false\"><\/div>\n<p>\u201cWaxaan arkay saraakiil hadba qof u tegaya oo leh wadankii khatar buu kujiraa oo layna soo gelayaa, dee khatarta ka badbaadiya oo ninkaan hadba meel idiin diraya ka qabta ama waxaad tiraahdaan hay dirin, xukunka haddii aadan wax wanaajin karin halkaagaa ku ekow dadka oo dhan intaas ayaa laga la\u2019yahay\u201d, Ayuu yiri guddoomiyaha golaha Wakiilada Puntland Cabdirisaaq Axmed Siciid.<\/p>\n<p>Dhanka kalena, Guddoomiyaha barlamaanka Puntland ayaa sheegay in siyaasadda Soomaalidu ay ku salaysan tahay caqiidooyin aan jirin, isagoo tusaale u soo qaatay xaaladda ka taagan Koonfurta Soomaaliya, gooni-goosiga Somaliland, dagaaladii Laascaanood iyo khilaafyada siyaasadeed ee xilligaan kajira guud ahaan dalka.<\/p>\n<p>\u201cMaxaa laysku haystaa haddii isku mid layahay, maxaa Koonfur Galbeed colaaddu uga taagan tahay, maxaa Beledweyne u kala xiran tahay maxaa kajira Waqooyi iyo Somaliland, wax aan jirin ayaa lagu saleeyaa siyaasadda Soomaaliya in waaqaca lagu saleeyo ayaa loo baan yahay oo sumadaha ay dadku kala yeesheen dowladnimada la waafajiyo, iyadoo aan waxba laysla ogolayn ayaa Xamar nin inta iska tago wuxuu rabo ka yeelanayaa, dhaqaale ku soo qaadanayaa, hub ku soo qaadanayaa\u201d, Ayuu yiri Guddoomiye Cabdirisaaq.<\/p>\n<div class=\"td-a-rec td-a-rec-id-content_bottom  tdi_63 td_block_template_1\">\n<div id=\"taboola-below-article-thumbnails\" class=\"trc_related_container tbl-feed-container render-late-effect tbl-feed-frame-DIVIDER\" data-feed-container-num=\"1\" data-feed-main-container-id=\"taboola-below-article-thumbnails\" data-parent-placement-name=\"Below Article Thumbnails\" data-pub-lang=\"en\">\n<div id=\"taboola-below-article-thumbnails-sca1\" class=\"trc_related_container tbl-trecs-container trc_spotlight_widget trc_elastic trc_elastic_above-the-feed-premium-card-fp-delta pad-down above-the-feed-placement\" data-card-index=\"1\" data-placement-name=\"Below Article Thumbnails | Injected 1\"><\/div>\n<div id=\"taboola-below-article-thumbnails-pl1\" class=\"tbl-feed-card trc_related_container tbl-trecs-container trc_spotlight_widget trc_elastic trc_elastic_thumbs-feed-01-delta\" data-card-index=\"1\" data-placement-name=\"Below Article Thumbnails | Card 1\">\n<div class=\"trc_rbox_container\">\n<div>\n<div id=\"trc_wrapper_37310311\" class=\"trc_rbox thumbs-feed-01-delta trc-content-sponsored\">\n<div id=\"outer_37310311\" class=\"trc_rbox_outer\">\n<div id=\"rbox-t2v\" class=\"trc_rbox_div trc_rbox_border_elm\">\n<div id=\"internal_trc_37310311\">\n<div class=\"videoCube trc_spotlight_item origin-undefined textItem thumbnail_top videoCube_1_child syndicatedItem trc-first-recommendation trc-spotlight-first-recommendation trc_excludable\" data-item-id=\"~~V1~~2623792889862973920~~CCLjI82VclDgxIJat0lEet3v7a_ebymBjMDOMVB6JREe79Ni-eBnd8iQ4KmvvX-QCoTT_IvWFG7RTbSa_z-XXttgrrjfTJOTJbLknqcoXZL1h1JKRRm2WfofWctNgafSMDxks59eA6ZqdQHuscTmco-3LjbxdV-CNz46eMR5cYEpbdSPF1wiEZKlS6bMW_Gnft3lvt0UkmjKznztlOgXtPYWswg4JH8jn2bndBpNMUrjez3pDmy99jNdqqkt36gIbDky0MXRLQYa9tnJYRdQouWDR9QKDCQUaEFYUpGW4Nk\" data-item-title=\"TV providers are furious: this gadget gives you access to all channels\" data-item-thumb=\"https:\/\/cdn.taboola.com\/libtrc\/static\/thumbnails\/3d86388a09038a82f898e08a110b249b.png\" data-item-syndicated=\"true\">\n<div class=\"thumbBlock_holder\"><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jimco 13 Nov 2026 {CBB}Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Puntland, Cabdirisaaq Axmed Siciid, ayaa dhaliil kulul u jeediyey saraakiisha iyo mas\u2019uuliyiinta had iyo jeer ka digaya khataraha amni ee dalka, isaga oo sheegay in haddii ay jiraan khataro dhab ah ay tahay in wax laga qabto, halkii cabasho iyo digniino joogto ah loo jeedin lahaa bulshada. Waxa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":16000,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-15999","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15999","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=15999"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15999\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":16001,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15999\/revisions\/16001"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/16000"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=15999"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=15999"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=15999"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}