{"id":1601,"date":"2024-12-03T09:14:32","date_gmt":"2024-12-03T09:14:32","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=1601"},"modified":"2024-12-03T09:14:32","modified_gmt":"2024-12-03T09:14:32","slug":"jubbaland-oo-digniin-u-dirtay-dayuuuradaha-ka-dega-magaaladda-raaskamboni","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=1601","title":{"rendered":"Jubbaland oo digniin u dirtay dayuuuradaha ka dega Magaaladda Raaskamboni"},"content":{"rendered":"<p><strong>Talaado 03 Dec 2024 {CBB}<\/strong>\u00a0Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada dowladda Jubbaland ayaa digniin adag u dirtay shirkadaha diyaaradaha ka howlgala Soomaaliya.<\/p>\n<p>Qoraal ka soo baxay Wasaarada ayaa lagu sheegay in shirkadaha dayuuradaha aysan ka degi karin degaanka Raaskambooni sababo ka xiriira colaado halis ah oo halkaas ka jira.<\/p>\n<p>\u201cShirkadii ka dhega adeygta digniinta la soo saaray wixii dhibaato ah ee ku yimaada iyadaa qaadi masuuliyadeda qaadi doonta\u201d ayaa lagu yiri War-saxaafadeedka.<\/p>\n<p>Maalmihii la soo dhaafay waxaa degaanka Raaskambooni ka degayey dayuurado sida ciidamo DF ay halkaas u dirtay si ay cadaadis u saaraan hogaamiyaha Jubbaland oo ka hor yimid dowlada dhexe.<\/p>\n<p>Jubbaland ayaa isku dayeysa iney go\u2019doomiso ciidamada DF geystay Raaskambooni saacado ka hor ayeyna aheyd markii ay degaankaas ka jartay isgaarsiintii telefanada iyo internetka.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Warqad-240x300.webp\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Talaado 03 Dec 2024 {CBB}\u00a0Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada dowladda Jubbaland ayaa digniin adag u dirtay shirkadaha diyaaradaha ka howlgala Soomaaliya. Qoraal ka soo baxay Wasaarada ayaa lagu sheegay in shirkadaha dayuuradaha aysan ka degi karin degaanka Raaskambooni sababo ka xiriira colaado halis ah oo halkaas ka jira. \u201cShirkadii ka dhega adeygta digniinta la soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":1602,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-1601","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1601","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=1601"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1601\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1604,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1601\/revisions\/1604"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/1602"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=1601"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=1601"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=1601"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}