{"id":16027,"date":"2026-11-14T08:37:32","date_gmt":"2026-11-14T08:37:32","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=16027"},"modified":"2026-11-14T08:37:32","modified_gmt":"2026-11-14T08:37:32","slug":"dowladda-soomaaliya-oo-diidday-walaacii-qm-ee-xil-ka-qaadista-baashe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=16027","title":{"rendered":"Dowladda Soomaaliya oo diidday walaacii QM ee xil-ka-qaadista Baashe"},"content":{"rendered":"<p><strong>Sabtii 14 Nov 2026 {CBB}<\/strong>Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa jawaab ka bixisay walaac ay khubaro ka tirsan Qaramada Midoobay ka muujiyeen xaaladda garsoorka dalka, gaar ahaan xil-ka-qaadistii Guddoomiyihii hore ee Maxkamadda Sare, Baashe Yuusuf Axmed.<\/p>\n<div class=\"google-anno-skip google-anno-sc\" tabindex=\"0\" role=\"link\" aria-label=\"Somalia Tourism Guide\" data-google-vignette=\"false\" data-google-interstitial=\"false\"><\/div>\n<p>Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Soomaaliya ayaa soo saartay war-saxaafadeed ay kaga jawaabtay qoraal ay 12-kii Nofeembar 2026 soo saareen khubaro ka tirsan Qaramada Midoobay, kuwaas oo walaac ka muujiyay xaaladda garsoorka iyo tallaabadii xilka looga qaaday guddoomiyihii hore ee Maxkamadda Sare.<\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_inline tdi_61 td_block_template_1 \"><ins class=\"adsbygoogle\" data-ad-client=\"ca-pub-8756589205009556\" data-ad-slot=\"1002323234\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"unfilled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_8_host\"><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Dowladda Federaalka ayaa sheegtay in khubarada Qaramada Midoobay aysan marka hore dowladda ka dalban faahfaahin ku saabsan eedeymaha ay soo bandhigeen, isla markaana aysan soo gudbin qodobada ay doonayeen in dowladda ay ka jawaabto.<\/p>\n<p>War-saxaafadeedka Wasaaradda ayaa lagu sheegay in xilka Baashe Yuusuf Axmed laga qaaday 4-tii Nofeembar 2026, iyadoo dowladda ku adkeysatay in go\u2019aankaas loo maray habraacii ku-meelgaarka ahaa ee dalka, isla markaana uusan wax xiriir ah la lahayn dacwadihii ka socday Maxkamadda Sare.<\/p>\n<p>Dowladdu waxay sidoo kale sheegtay in go\u2019aannadii uu Baashe Yuusuf soo saaray kaddib markii xilka laga qaaday aysan u aqoonsanayn go\u2019aanno sharci ah oo ka soo baxay Maxkamadda Sare, iyadoo ku sababeysay inuusan xilligaas sii haysan xilkii guddoomiyenimo.<\/p>\n<p>Sidoo kale, dowladda ayaa ku adkeysatay in go\u2019aannadaasi aysan wax saameyn sharci ah ku yeelan karin Dastuurka 2026, taas oo muujineysa inaysan aqbalayn go\u2019aannadii Maxkamadda Sare ee la xiriiray wax-ka-beddelka dastuurka iyo muddo-xileedyada hay\u2019adaha dowladda.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Wasaaradda Cadaaladda ayaa sheegtay in dowladda ay ka go\u2019an tahay ilaalinta madaxbannaanida garsoorka iyo kala madaxbannaanida hay\u2019adaha dowladda, iyadoo xustay in khilaafaadka la xiriira garsoorka lagu xallin doono habraacyo sharci iyo kuwo hay\u2019adeed.<\/p>\n<p>Jawaabta dowladda ayaa imaneysa xilli uu weli taagan yahay khilaafka ka dhashay xil-ka-qaadista Baashe Yuusuf Axmed, kaas oo tallaabadaas sharci-darro ku tilmaamay, halka go\u2019aannadii Maxkamadda Sare ee uu hoggaaminayay ay dowladda Federaalka diiddan tahay.<\/p>\n<div class=\"td-a-rec td-a-rec-id-content_bottom  tdi_63 td_block_template_1\">\n<div id=\"taboola-below-article-thumbnails\" class=\"trc_related_container tbl-feed-container render-late-effect tbl-feed-frame-DIVIDER\" data-feed-container-num=\"1\" data-feed-main-container-id=\"taboola-below-article-thumbnails\" data-parent-placement-name=\"Below Article Thumbnails\" data-pub-lang=\"en\">\n<div id=\"taboola-below-article-thumbnails-sca1\" class=\"trc_related_container tbl-trecs-container trc_spotlight_widget trc_elastic trc_elastic_above-the-feed-premium-card-fp-delta pad-down above-the-feed-placement\" data-card-index=\"1\" data-placement-name=\"Below Article Thumbnails | Injected 1\"><\/div>\n<div id=\"taboola-below-article-thumbnails-pl1\" class=\"tbl-feed-card trc_related_container tbl-trecs-container trc_spotlight_widget trc_elastic trc_elastic_thumbs-feed-01-delta\" data-card-index=\"1\" data-placement-name=\"Below Article Thumbnails | Card 1\">\n<div class=\"trc_rbox_container\">\n<div>\n<div id=\"trc_wrapper_2762163039\" class=\"trc_rbox thumbs-feed-01-delta trc-content-sponsored\">\n<div id=\"outer_2762163039\" class=\"trc_rbox_outer\">\n<div id=\"rbox-t2v\" class=\"trc_rbox_div trc_rbox_border_elm\">\n<div id=\"internal_trc_2762163039\">\n<div class=\"videoCube trc_spotlight_item origin-undefined textItem thumbnail_top videoCube_1_child syndicatedItem trc-first-recommendation trc-spotlight-first-recommendation trc_excludable\" data-item-id=\"~~V1~~-4887828693861558549~~6HNd3fmIWVUwjh_Fa9Urj8_5xrO391cLJ3zJAEvf5R8e79Ni-eBnd8iQ4KmvvX-QCoTT_IvWFG7RTbSa_z-XXttgrrjfTJOTJbLknqcoXZL58ECp8ToGmcj15GH-YidCgYA9B7ZxKa2zo_EoW-EqrIATKcPavbMKVIV3zpRnm7QZ075yUVp_mX__acJDNbnVKWCliMesIeOJyTJSTFV5MEw-nHilMJyItFNqhHX_NjPGy0_jh5hvIa49OMlYTQ1k3WJ1TD3RRLNDnr9m1Zlw5jWbAgrZMyiujC9s_RxRg9JsGdNu2NV-ZEdK9GNR3aosxgbMFWpLISnwaqraGN7kIyjYtWpD7ZUIZ13JmAHmdS5rfKgIAILKlycwY49-4jOKzKE-_0umb6rACVrtYydgiw\" data-item-title=\"The First Trillionaire's Reading List: 5 Books He Says Everyone Should Know\" data-item-thumb=\"https:\/\/cdn.taboola.com\/libtrc\/static\/thumbnails\/e42cc05254a899afb3a61fd82d2dd06a.png\" data-item-syndicated=\"true\">\n<div class=\"thumbBlock_holder\"><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sabtii 14 Nov 2026 {CBB}Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa jawaab ka bixisay walaac ay khubaro ka tirsan Qaramada Midoobay ka muujiyeen xaaladda garsoorka dalka, gaar ahaan xil-ka-qaadistii Guddoomiyihii hore ee Maxkamadda Sare, Baashe Yuusuf Axmed. Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Soomaaliya ayaa soo saartay war-saxaafadeed ay kaga jawaabtay qoraal ay 12-kii Nofeembar 2026 soo saareen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":16028,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-16027","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/16027","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=16027"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/16027\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":16029,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/16027\/revisions\/16029"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/16028"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=16027"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=16027"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=16027"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}