{"id":16034,"date":"2026-11-14T08:54:51","date_gmt":"2026-11-14T08:54:51","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=16034"},"modified":"2026-11-14T08:54:51","modified_gmt":"2026-11-14T08:54:51","slug":"madaxtooyada-soomaaliya-oo-sheegtay-in-ay-socdaan-xiriirrada-dhinacyada-lagu-casuumay-wadatashiga-qaran","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=16034","title":{"rendered":"Madaxtooyada Soomaaliya oo sheegtay in ay socdaan xiriirrada dhinacyada lagu casuumay Wadatashiga Qaran"},"content":{"rendered":"<p><strong>Sabtii 14 Nov 2026 {CBB}<\/strong><strong>Muqdisho:<\/strong> Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay socdaan xiriirrada iyo wada-hadallada lala yeelanayo dhinacyada lagu casuumay gogosha Wadatashiga Qaran, kuwaas oo qayb ka ah diyaar-garowga shirka.<\/p>\n<p><strong>War-saxaafadeed ay Madaxtooyadu<\/strong> soo saartay maanta oo ay taariikhdu tahay<em><strong> 14-ka Nofeembar 2026,<\/strong><\/em> ayaa lagu sheegay in gogosha Wadatashiga Qaran oo uu Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, fidiyey 26-kii Oktoobar 2026 ay dhawaan furmi doonto.<\/p>\n<p>Madaxtooyada ayaa tilmaantay in xiriirrada socda ay qayb ka yihiin dadaallada loogu diyaar-garoobayo shirka, kaas oo la filayo in ay ka qaybgalaan dhinacyada lagu casuumay<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-16035\" src=\"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/905664722_1112142248465094_2741670051713235341_n-300x300.jpeg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/905664722_1112142248465094_2741670051713235341_n-300x300.jpeg 300w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/905664722_1112142248465094_2741670051713235341_n-150x150.jpeg 150w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/905664722_1112142248465094_2741670051713235341_n-420x420.jpeg 420w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/905664722_1112142248465094_2741670051713235341_n.jpeg 526w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sabtii 14 Nov 2026 {CBB}Muqdisho: Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay socdaan xiriirrada iyo wada-hadallada lala yeelanayo dhinacyada lagu casuumay gogosha Wadatashiga Qaran, kuwaas oo qayb ka ah diyaar-garowga shirka. War-saxaafadeed ay Madaxtooyadu soo saartay maanta oo ay taariikhdu tahay 14-ka Nofeembar 2026, ayaa lagu sheegay in gogosha Wadatashiga Qaran oo uu Madaxweynaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":16037,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-16034","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/16034","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=16034"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/16034\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":16038,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/16034\/revisions\/16038"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/16037"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=16034"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=16034"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=16034"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}