{"id":1605,"date":"2024-12-03T09:16:21","date_gmt":"2024-12-03T09:16:21","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=1605"},"modified":"2024-12-03T09:16:21","modified_gmt":"2024-12-03T09:16:21","slug":"taliye-odawaa-yuusuf-oo-wada-abaabul-dagaal-oo-ka-dhan-as","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=1605","title":{"rendered":"Taliye Odawaa Yuusuf oo wada abaabul dagaal oo ka dhan AS."},"content":{"rendered":"<p><strong>Talaado 03 Dec 2024 {CBB}<\/strong>Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Sarreye Gaas Odowaa Yuusuf Raage, ayaa maanta Kormeer shaqo ku tagay Taliska Guutada 16-aad ee Ciidanka Kumaandooska Danab Gaanshaalle Dhexe, halkaas oo Taliyaha Danab Caydaruus Maxamed Xuseen uu ku soo dhaweeyey.<\/p>\n<p>Taliyaha ayaa ugu horayn kormeeray xafiisyada Taliska Guutada 16-aad ee Danab, isaga oo mid mid u xog waraystay saraakiisha, ugu dambayntii Taliye Odawaa ayaa kulan la qaatay Saraakiisha Taliska Guutada 16-aad ee Danab.<\/p>\n<p>Sidoo kale, taliyaha ayaa ciidanka kula dardaarmay in ay sii laba jibaaran shaqada ay Qaranka u hayaan, siina dardar geliyaan howlgalladooda difaaca iyo xoreynta dalka.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Xasan Sheekh ayaa dhawaan u magacaabay Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliya, isaga uu taliyaha maanta kormeeray taliska ciidamada Kumaandooska.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Talaado 03 Dec 2024 {CBB}Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Sarreye Gaas Odowaa Yuusuf Raage, ayaa maanta Kormeer shaqo ku tagay Taliska Guutada 16-aad ee Ciidanka Kumaandooska Danab Gaanshaalle Dhexe, halkaas oo Taliyaha Danab Caydaruus Maxamed Xuseen uu ku soo dhaweeyey. Taliyaha ayaa ugu horayn kormeeray xafiisyada Taliska Guutada 16-aad ee Danab, isaga oo mid mid u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":1606,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-1605","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1605","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=1605"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1605\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1608,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1605\/revisions\/1608"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/1606"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=1605"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=1605"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=1605"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}