{"id":16158,"date":"2026-11-16T07:58:54","date_gmt":"2026-11-16T07:58:54","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=16158"},"modified":"2026-11-16T07:58:54","modified_gmt":"2026-11-16T07:58:54","slug":"sawiro-ciidanka-asluubta-soomaaliyeed-oo-gacanta-ku-dhigay-shabakad-daroogo-si-qarsoodi-ah-ugu-gudbinaysay-xabsiga-dhexe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=16158","title":{"rendered":"Sawiro;-Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo gacanta ku dhigay shabakad daroogo si qarsoodi ah ugu gudbinaysay Xabsiga Dhexe"},"content":{"rendered":"<p><strong>Isniin\u00a0 16 Nov 2026 {CBB}<\/strong><strong>Muqdisho:<\/strong> Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa maanta gacanta ku dhigay maandooriye la doonayay in si qarsoodi ah loo geliyo Xabsiga Dhexe ee Muqdisho.<\/p>\n<p>Maandooriyaha ayaa lagu qabtay shabakad lagu eedeeyay ka ganacsiga daroogada, taas oo sida uu Taliska Asluubtu sheegay ay hay\u2019addu daba-gal ku haysay labadii bilood ee lasoo dhaafay.<\/p>\n<p>Howlgalka ayaa lagu soo qabtay lix haween ah oo looga shakisan yahay inay kaniiniyo maandooriye ah ku dhex qariyeen raashinka loo gudbinayay maxaabiista maalinta booqashada ehellada.<\/p>\n<p>Sida lagu sheegay warka Taliska, shabakaddan ayaa ka koobnayd qaar ka mid ah maxaabiista, ehellada maxaabiista iyo dad kale oo si been abuur ah isu sheegaya inay qaraabo yihiin maxaabiista, si ay fursad ugu helaan gudbinta maandooriyaha.<\/p>\n<p>Waaxda Dabagalka Dembiyada ee Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, oo kaashanaysa Taliyaha Xabsiga Dhexe iyo saraakiisha maamulka xabsiga, ayaa fulisay dabagalka lagu soo qabtay eedeysanayaasha.<\/p>\n<p>Taliska Ciidanka Asluubta ayaa eedeysanayaasha iyo caddeymaha la xiriira kiiskooda ku wareejiyay Taliska Booliska Soomaaliyeed, si baaritaanno dheeraad ah loogu sameeyo loona horgeeyo sharciga.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Taliska Ciidanka Asluubta ayaa sheegay inuu weli ku raadjoogo shabakado kale oo looga shakisan yahay inay ku lug leeyihiin ka ganacsiga iyo gelinta maandooriyaha gudaha xabsiyada dalka.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-16159\" src=\"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/907796228_1123378320594593_2714778085107928834_n-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/907796228_1123378320594593_2714778085107928834_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/907796228_1123378320594593_2714778085107928834_n-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/907796228_1123378320594593_2714778085107928834_n-768x512.jpg 768w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/907796228_1123378320594593_2714778085107928834_n-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/907796228_1123378320594593_2714778085107928834_n-630x420.jpg 630w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/907796228_1123378320594593_2714778085107928834_n-537x360.jpg 537w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/907796228_1123378320594593_2714778085107928834_n-640x427.jpg 640w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/907796228_1123378320594593_2714778085107928834_n-681x454.jpg 681w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/907796228_1123378320594593_2714778085107928834_n.jpg 2048w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-16160\" src=\"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/907920242_1676754693970149_7158258411323871014_n-300x200.jpeg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/907920242_1676754693970149_7158258411323871014_n-300x200.jpeg 300w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/907920242_1676754693970149_7158258411323871014_n-1024x682.jpeg 1024w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/907920242_1676754693970149_7158258411323871014_n-768x512.jpeg 768w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/907920242_1676754693970149_7158258411323871014_n-630x420.jpeg 630w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/907920242_1676754693970149_7158258411323871014_n-537x360.jpeg 537w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/907920242_1676754693970149_7158258411323871014_n-640x427.jpeg 640w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/907920242_1676754693970149_7158258411323871014_n-681x454.jpeg 681w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/907920242_1676754693970149_7158258411323871014_n.jpeg 1280w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-16161\" src=\"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/912821224_962060486723486_7832880743950558467_n-300x200.jpeg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/912821224_962060486723486_7832880743950558467_n-300x200.jpeg 300w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/912821224_962060486723486_7832880743950558467_n-1024x683.jpeg 1024w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/912821224_962060486723486_7832880743950558467_n-768x512.jpeg 768w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/912821224_962060486723486_7832880743950558467_n-630x420.jpeg 630w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/912821224_962060486723486_7832880743950558467_n-537x360.jpeg 537w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/912821224_962060486723486_7832880743950558467_n-640x427.jpeg 640w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/912821224_962060486723486_7832880743950558467_n-681x454.jpeg 681w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/912821224_962060486723486_7832880743950558467_n.jpeg 1536w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Isniin\u00a0 16 Nov 2026 {CBB}Muqdisho: Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa maanta gacanta ku dhigay maandooriye la doonayay in si qarsoodi ah loo geliyo Xabsiga Dhexe ee Muqdisho. Maandooriyaha ayaa lagu qabtay shabakad lagu eedeeyay ka ganacsiga daroogada, taas oo sida uu Taliska Asluubtu sheegay ay hay\u2019addu daba-gal ku haysay labadii bilood ee lasoo dhaafay. Howlgalka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":16159,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-16158","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/16158","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=16158"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/16158\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":16162,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/16158\/revisions\/16162"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/16159"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=16158"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=16158"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=16158"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}