{"id":1616,"date":"2024-12-06T16:38:31","date_gmt":"2024-12-06T16:38:31","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=1616"},"modified":"2024-12-06T16:38:31","modified_gmt":"2024-12-06T16:38:31","slug":"wasiirka-amniga-dg-jubbaland-oo-doolow-ka-billaabay-kulamo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=1616","title":{"rendered":"Wasiirka Amniga DG Jubbaland oo Doolow ka billaabay kulamo"},"content":{"rendered":"<p><strong>Jimco 06 Dec 2024 {CBB}<\/strong>Wasiirka Wasaaradda Amniga Dowlad-Goboleedka Jubbaland Sarreeye Gaas Yuusuf Xuseen Cismaan Dhuumaal iyo mas\u2019uuliyiin la socota ayaa Degmada Doolow ee Gobolka Gedo ka billaabay kulamo gaar gaar ah.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Degmada Doolow iyo mas\u2019uuliyiin kale oo socodka ku wehlisa Wasiirka Amniga Dowlad-Goboleedka Jubbaland Yuusuf Dhuumaal ayaa qaybaha kala duwan ee Bulshada kala hadlaya sidii loo garabsiinaa Dowlad-Goboleedkaas.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Sida ay Mustaqbal kasoo xigay ilo kala duwan, kulankaan waxa uu daba socdaa kulamo kale oo looga hadlayo sidii loo muujin lahaa Awoodda Dowlad-Goboleedka Jubbaland ay ku dhex leedahay deegaanno katirsan Gobolka Gedo.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Dhuumaal ayaa diiradda saaraya arrimaha la xiriira sidii loo diyaarin lahaa ciidamo lagu xoojinayo Daraawiishta Dowlad-Goboleedka Jubbaland ee is ballaarinta kawada degmooyin katirsan Gobolka Gedo.<\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jimco 06 Dec 2024 {CBB}Wasiirka Wasaaradda Amniga Dowlad-Goboleedka Jubbaland Sarreeye Gaas Yuusuf Xuseen Cismaan Dhuumaal iyo mas\u2019uuliyiin la socota ayaa Degmada Doolow ee Gobolka Gedo ka billaabay kulamo gaar gaar ah. &nbsp; Guddoomiyaha Degmada Doolow iyo mas\u2019uuliyiin kale oo socodka ku wehlisa Wasiirka Amniga Dowlad-Goboleedka Jubbaland Yuusuf Dhuumaal ayaa qaybaha kala duwan ee Bulshada kala [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":1617,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-1616","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1616","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=1616"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1616\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1618,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1616\/revisions\/1618"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/1617"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=1616"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=1616"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=1616"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}