{"id":16163,"date":"2026-11-16T08:11:55","date_gmt":"2026-11-16T08:11:55","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=16163"},"modified":"2026-11-16T08:11:55","modified_gmt":"2026-11-16T08:11:55","slug":"madaxweyne-xasan-sheekh-oo-markale-u-taagan-xilka-madaxweynaha-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=16163","title":{"rendered":"Madaxweyne Xasan Sheekh oo markale u taagan Xilka Madaxweynaha Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p><strong>Isniin\u00a0 16 Nov 2026 {CBB}<\/strong>Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markale u taagan Xilka uu hayo ee dalka ugu sarreeya isaga oo u tartami doonno markiisii 4aad oo saddexdii jeer ee horay labo kamid ah ku guullaystay Xilkaan<\/p>\n<p>Sida uu caddeeyay Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Maraykanka, Cali Cumar Balcad, Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kamid ah musharrixiinta u xusul duubaysa raadinta Xilka uu hadda hayo ee Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Cali Balcad oo Wareysi gaar ah siiyay Teleefishinka Aljazeera ayaa tilmaamay in Madaxweynuhu uu xaq u leeyahay in uu kamid noqdo musharrixiinta isaga oo dalka soo maamulay labo muddo xileed oo wadarta isu gayntoodu noqonayso 9 sano.<\/p>\n<p><em><strong>\u201cMadaxweynaha xaq ayuu u leeyahay inuu tartamo sida ku xusan Dastuurka, wuxuu leeyahay qorshayaal cad iyo barnaamijyo badan oo uu doonayo inuu dhammaystiro\u201d<\/strong><\/em> ayuu yiri Wasiir Cali Balcad oo ka jawaabay su\u2019aal uu waydiiyay Wariye katirsan Aljazeera.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Isniin\u00a0 16 Nov 2026 {CBB}Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markale u taagan Xilka uu hayo ee dalka ugu sarreeya isaga oo u tartami doonno markiisii 4aad oo saddexdii jeer ee horay labo kamid ah ku guullaystay Xilkaan Sida uu caddeeyay Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Maraykanka, Cali Cumar Balcad, Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":16164,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-16163","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/16163","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=16163"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/16163\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":16165,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/16163\/revisions\/16165"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/16164"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=16163"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=16163"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=16163"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}