{"id":16313,"date":"2026-11-21T09:23:44","date_gmt":"2026-11-21T09:23:44","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=16313"},"modified":"2026-11-22T09:24:52","modified_gmt":"2026-11-22T09:24:52","slug":"turkiga-oo-soomaaliya-ka-taageeraya-dhismaha-xarunta-cusub-ee-ciidamada-badda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=16313","title":{"rendered":"Turkiga oo Soomaaliya ka taageeraya dhismaha xarunta cusub ee Ciidamada Badda"},"content":{"rendered":"<p><strong>Sabtii 21\u00a0 Nov 2026 {CBB}<\/strong>Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta dhagax dhigay xaruunta cusub ee Ciidamada Badda Xoogga Dalka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Saldhigaan cusub ee Ciidamada ayaa buuxin doona baahiyaha Howlgallada, Maamulada iyo Hoggaaminta Ciidanka Badda Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Madaxweyne Xasan Sheekh oo khudbad ka jeediyay Munaasabadda Dhagax-dhiga ayaa sheegay in Ciidaada Badda waajib ka saran yahay ilaalinta badaha, kheyraadka badda iyo xeebaha dalka.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq3-1.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/915883724_1632117318959401_510015893658213386_n.jpg?stp=dst-jpg_tt6&amp;cstp=mx2048x1366&amp;ctp=s2048x1366&amp;_nc_cat=111&amp;_nc_map=urlgen_bucketless&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=833d8c&amp;_nc_ohc=QZdsz4BsZgwQ7kNvwGopoYg&amp;_nc_oc=Adp_NnzAZobnf5tCDf-VQX-2_f_FkyMI9jU7T7B42RAVQXjT2za-E-OVOMvxN_gKpC4&amp;_nc_zt=23&amp;_nc_ht=scontent.fmgq3-1.fna&amp;_nc_gid=sNcpJLbu4TkqKt4rStEyYw&amp;_nc_ss=7a2a8&amp;oh=00_AQSE4D4v3bZoxYxItZALWaVoCi6FFFsqncOYgvuFioRaLg&amp;oe=6B07A429\" alt=\"May be an image of text\" width=\"704\" height=\"469\" \/><\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa xusay in dhismaha xaruntan cusub uu qayb ka yahay qorshaha dowladda ku horumarineyso Ciidan Awood u leh ilaalinta iyo Madaxbannaanada dhuleed iyo badeed ee dalka.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq1-2.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/920718870_1632116945626105_7499213721258040933_n.jpg?stp=dst-jpg_tt6&amp;cstp=mx2048x1366&amp;ctp=s2048x1366&amp;_nc_cat=100&amp;_nc_map=urlgen_bucketless&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=833d8c&amp;_nc_ohc=TU9O07iGTdoQ7kNvwEaX5Fk&amp;_nc_oc=AdpBM6_FyhsfCyVYFoPMGdXZpnWjpGDNu6QkYRpHDztCY_6H5ZDUq-G87t8UB_agk_I&amp;_nc_zt=23&amp;_nc_ht=scontent.fmgq1-2.fna&amp;_nc_gid=-9HFslCmeGrMZunSKW5ctA&amp;_nc_ss=7a2a8&amp;oh=00_AQT6BrCL73pTNnqCYSaT6mU3_QbEfs8Vzaz9X5wy0Tqd-Q&amp;oe=6B079B98\" alt=\"No photo description available.\" width=\"725\" height=\"483\" \/><\/p>\n<p>Dhismaha Saldhigaan ayaa waxaa Soomaaliya ka taageeraya Turkiga, iyadoo uu goobta ku sugnaa Taliyaha Guud ee Ciidanka Militariga T\u00fcrkiye.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sabtii 21\u00a0 Nov 2026 {CBB}Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta dhagax dhigay xaruunta cusub ee Ciidamada Badda Xoogga Dalka Soomaaliyeed. Saldhigaan cusub ee Ciidamada ayaa buuxin doona baahiyaha Howlgallada, Maamulada iyo Hoggaaminta Ciidanka Badda Soomaaliyeed. Madaxweyne Xasan Sheekh oo khudbad ka jeediyay Munaasabadda Dhagax-dhiga ayaa sheegay in Ciidaada Badda waajib ka saran [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":16314,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-16313","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/16313","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=16313"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/16313\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":16316,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/16313\/revisions\/16316"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/16314"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=16313"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=16313"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=16313"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}