{"id":16320,"date":"2026-11-22T09:27:40","date_gmt":"2026-11-22T09:27:40","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=16320"},"modified":"2026-11-22T09:27:40","modified_gmt":"2026-11-22T09:27:40","slug":"maxay-soomaaliya-uga-dhigan-tahay-in-uu-turkiga-ka-caawiyo-dhismaha-ciidanka-badda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=16320","title":{"rendered":"Maxay Soomaaliya uga dhigan tahay in uu Turkiga ka caawiyo Dhismaha Ciidanka Badda?"},"content":{"rendered":"<p><strong>Axad 22\u00a0 Nov 2026 {CBB}<\/strong>Dowladda Turkiga ayaa qaadday tallaabo lagu xoojinayo dib u xoojinta Ciidanka Badda Soomaaliya kuwaas oo la howlgallaya Ciidamada Dalkaas ee jooga Biyaha Dalka sida ay ku warrameen saraakiil ka kala tirsan Muqdisho iyo Ankara.<\/p>\n<p>Turkiga ayaa horay u tababaray Ciidamada Booliiska gaarka ah ee Haramcad iyo kumaandooska Gorgor kuwaas oo ay Ankara siisay hubka, Gaadiidka iyo waxyaabaha kale ay u baaham yihiin inay kusii xoojiyaan awooddooda.<\/p>\n<p>Waxaa intaas dheer in uu tababar gaar ah siiyay duuliyeyaal Soomaaliyeed oo gacanta ku haya qaar kamid ah Diyaaradaha Dagaalka Dalkaas si ay u xoojiyaan Ciidamada kale ee Dowladda Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Soomaaliya iyo Turkiga waxaa ka dhaxeeya heshiisyo kala duwan kuwaas oo qaarkood hoostagaya arrimaha Amniga sida tababarka Ciidanka, qalabayntooda, la shaqaynta iyo ilaalinta nabadgalyada Dhulka iyo Badda.<\/p>\n<p>Taliyaha Ciidamada Turkiga iyo saraakiil kale ayaa saacadihii lasoo dhaafay Magaalada Muqdisho kula kulmay Mas\u2019uuliyiin katirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ay kawada hadleen xoojinta iskaashiga labada dhinac.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Axad 22\u00a0 Nov 2026 {CBB}Dowladda Turkiga ayaa qaadday tallaabo lagu xoojinayo dib u xoojinta Ciidanka Badda Soomaaliya kuwaas oo la howlgallaya Ciidamada Dalkaas ee jooga Biyaha Dalka sida ay ku warrameen saraakiil ka kala tirsan Muqdisho iyo Ankara. Turkiga ayaa horay u tababaray Ciidamada Booliiska gaarka ah ee Haramcad iyo kumaandooska Gorgor kuwaas oo ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":16321,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-16320","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/16320","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=16320"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/16320\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":16323,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/16320\/revisions\/16323"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/16321"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=16320"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=16320"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=16320"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}