{"id":16324,"date":"2026-11-22T09:28:50","date_gmt":"2026-11-22T09:28:50","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=16324"},"modified":"2026-11-22T09:28:50","modified_gmt":"2026-11-22T09:28:50","slug":"soomaaliya-mareykanka-oo-iska-kaashanaya-ciidan-cusub-oo-lagu-tababarayo-ballidoogle","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=16324","title":{"rendered":"Soomaaliya &#038; Mareykanka oo iska kaashanaya Ciidan cusub oo lagu tababarayo Ballidoogle"},"content":{"rendered":"<p><strong>Axad 22\u00a0 Nov 2026 {CBB}<\/strong>Dowladaha Soomaaliya iyo Mareykanka ayaa iska kaashanaya tababarks ciidan cusub oo ku biiraya Kumaandooska Danab kuwaas oo lagu tababarayo Dugsi ku yaalla Garoonka Ciidanka Cirka Soomaaliyeed ee Ballidoogle Gobolka Shabeelaha Hoose.<\/p>\n<p>Arrintaan waxa ay timid kaddib markii la sheegay in xal loo helay caqabaddii Mareykanka uu sida kumeel-gaarka ah uga soo guuray Garoonka Ballidoogle oo dhaawac soo gaaray qaybta ay ku ordaan Diyaardaha oo la shaaciyay in hadda loo helay qandaraas dib u dhis ah.<\/p>\n<p>Mareykanka ayaa tababara oo qalabeeya lana howlgalla Ciidanka gaarka u tababaran ee Kumaandooska Danab, waa qayb kamid ah heshiisyo dhexmaray Xukuumadaha Muqdisho iyo Washington si sare loogu qaado awoodda Ciidamada Qalabka sida ay ula wareegaan mas\u2019uuliyadda Amniga Dalka.<\/p>\n<p>Waxaa lagu wadaa in madaxda Dowladda Federaalka, Saraakiisha sare ee Ciidanka Xoogga Dalka, xubno ka socda Mareykanka ay xaadiraan munaasabadda tababarka loogu furayo Ciidamadaas cusub ee ku biiraya Kumaandooska Danab sida ay Mustaqbal u sheegeen ilo kala duwan.<\/p>\n<p>Weli si dhab ah looma shaacin waqtiga uu tababarkaas billaabanayo, ilo kala duwan ayaa sheegay in howsha dib u dayactirka Garoonka Diyaaradaha Ballidoogle halkaas oo si kumeel-gaar ah hadda uga maqan yihiin diyaaradaha Mareykanka iyo saraakiisha tababarkaas bixinaysa oo Muqdisho ku sii shaqeynaya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Axad 22\u00a0 Nov 2026 {CBB}Dowladaha Soomaaliya iyo Mareykanka ayaa iska kaashanaya tababarks ciidan cusub oo ku biiraya Kumaandooska Danab kuwaas oo lagu tababarayo Dugsi ku yaalla Garoonka Ciidanka Cirka Soomaaliyeed ee Ballidoogle Gobolka Shabeelaha Hoose. Arrintaan waxa ay timid kaddib markii la sheegay in xal loo helay caqabaddii Mareykanka uu sida kumeel-gaarka ah uga soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":16325,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-16324","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/16324","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=16324"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/16324\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":16327,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/16324\/revisions\/16327"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/16325"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=16324"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=16324"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=16324"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}