{"id":16329,"date":"2026-11-23T10:54:41","date_gmt":"2026-11-23T10:54:41","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=16329"},"modified":"2026-11-24T10:56:28","modified_gmt":"2026-11-24T10:56:28","slug":"soomaaliya-oo-ka-qayb-gashay-shirweynaha-31-aad-ee-opcw-ee-dalka-netherlands","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=16329","title":{"rendered":"Soomaaliya oo Ka Qayb-gashay Shirweynaha 31-aad ee OPCW ee Dalka Netherlands."},"content":{"rendered":"<p><strong>Isniin 23 Nov 2026 {CBB}\u00a0 <\/strong>Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka qaybgashay Shirweynihii 31-aad ee Dalalka Xubnaha ka ah Ururka Mamnuucidda Hubka Kiimikada (OPCW), kaas oo ka dhacay magaalada Hague ee dalka Netherlands.<\/p>\n<div class=\"google-anno-skip google-anno-sc\" tabindex=\"0\" role=\"link\" aria-label=\"Somalia news updates\" data-google-vignette=\"false\" data-google-interstitial=\"false\">Somalia news updates<\/div>\n<p>Shirka waxaa Soomaaliya ku matalayay Safiirka Soomaaliya u qaabilsan Midowga Yurub, Ambassador Khadiija Cosoble Ali, iyadoo Soomaaliya ay ka mid noqotay dalalka caalamka ee ka wada hadlay hirgelinta Heshiiska Caalamiga ah ee Mamnuucidda Hubka Kiimikada (CWC).<\/p>\n<p>Shirkan ayaa diiradda lagu saaray dib-u-eegista fulinta heshiiska, wax ka qabashada khataraha cusub ee soo baxaya iyo xoojinta iskaashiga caalamiga ah ee lagu xaqiijinayo in dunidu noqoto meel ka caaggan hubka kiimikada.<\/p>\n<p>Ka qaybgalka Soomaaliya ee shirkan caalamiga ah wuxuu muujinayaa doorka ay Soomaaliya ku leedahay dadaallada diblomaasiyadeed iyo iskaashiga caalamiga ah, gaar ahaan arrimaha nabadda, amniga iyo ilaalinta bani\u2019aadantinimada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Isniin 23 Nov 2026 {CBB}\u00a0 Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka qaybgashay Shirweynihii 31-aad ee Dalalka Xubnaha ka ah Ururka Mamnuucidda Hubka Kiimikada (OPCW), kaas oo ka dhacay magaalada Hague ee dalka Netherlands. Somalia news updates Shirka waxaa Soomaaliya ku matalayay Safiirka Soomaaliya u qaabilsan Midowga Yurub, Ambassador Khadiija Cosoble Ali, iyadoo Soomaaliya ay ka mid [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":16330,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-16329","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/16329","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=16329"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/16329\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":16331,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/16329\/revisions\/16331"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/16330"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=16329"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=16329"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=16329"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}