{"id":16393,"date":"2026-11-28T07:38:54","date_gmt":"2026-11-28T07:38:54","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=16393"},"modified":"2026-11-28T07:38:54","modified_gmt":"2026-11-28T07:38:54","slug":"dfs-aussom-oo-ka-tashanaya-waqtiga-kala-guurka-ee-howlgalkaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=16393","title":{"rendered":"DFS &#038; AUSSOM oo ka tashanaya waqtiga kala guurka ee howlgalkaan"},"content":{"rendered":"<p><strong>Sabtii 28 Nov 2026 {CBB}<\/strong>Golaha Nabadda iyo Amniga ee Midowga Afrika ayaa kulan ka yeeshay Mustaqbalka Howlgalka AUSSOM &amp; xaaladda bixitaanka Ciidankaas ee dhammaadka sannadka soo socda 2027<\/p>\n<p>Bayaan kasoo baxay Shirka Golahaas ayaa lagu muujiyay in loo baahan yahay wadaxaaj ay wada yeeshaan Dowladda Federaalka iyo Midoega Afrika kahor inta aan la gaarin waqtiga la saarayo Askarta AUSSOM ee Soomaaliya jooga tan iyo sannadkii 2007<\/p>\n<p>Golaha Nabadda iyo Amniga ee Midowga Afrika ayaa soo jeediyay in xoogga saaro shirarka ay la leeyihiin Dowladda Federaalka si Ciidamadeeda ay ula wareegaan mas\u2019uuliyadda Amniga Goobaha ay ka baxayaan Ciidankaas inta aan la gaarin September 2027<\/p>\n<p>Waxaa arrintaas lagu sheegay in looga fogaanayo firaaq ku yimaada xeryaha ay hadda joogaan Ciidanka Afrikaanka ah si aanay gacanta ugu galin AS sida lagu sheegay Bayaanka kasoo baxay Golaha Nabadda &amp; Amniga ee Midowga Afrika.<\/p>\n<p>Bisha soo socota ee December waxaa kulan kale xaaladdaan kala guurka ee Ciidanka AUSSOM iyo taageerista Ciidamada Xoogga Dalka ka leh Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay oo dhawaan ka shiray mustaqbalka howlgalkaan 20-sano jirsaday ee Soomaaliya ka socda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sabtii 28 Nov 2026 {CBB}Golaha Nabadda iyo Amniga ee Midowga Afrika ayaa kulan ka yeeshay Mustaqbalka Howlgalka AUSSOM &amp; xaaladda bixitaanka Ciidankaas ee dhammaadka sannadka soo socda 2027 Bayaan kasoo baxay Shirka Golahaas ayaa lagu muujiyay in loo baahan yahay wadaxaaj ay wada yeeshaan Dowladda Federaalka iyo Midoega Afrika kahor inta aan la gaarin waqtiga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":16394,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27,1],"tags":[],"class_list":["post-16393","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/16393","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=16393"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/16393\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":16395,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/16393\/revisions\/16395"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/16394"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=16393"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=16393"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=16393"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}